{"id":31022,"date":"2016-10-20T22:02:49","date_gmt":"2016-10-20T19:02:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31022"},"modified":"2016-10-20T22:04:35","modified_gmt":"2016-10-20T19:04:35","slug":"gaalkacyo-oo-mar-kale-dagaalo-kasoo-cusboonaadeen-iyo-xaalad-cabsi-laga-dareemayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gaalkacyo-oo-mar-kale-dagaalo-kasoo-cusboonaadeen-iyo-xaalad-cabsi-laga-dareemayo\/","title":{"rendered":"Gaalkacyo oo mar kale Dagaalo kasoo cusboonaadeen iyo xaalad cabsi laga dareemayo."},"content":{"rendered":"<p>Dagaallo iyo duqeymo culus ayaa mar kale dib uga soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudud, kuwaasoo u dhexeeya ciidan ka kala tirsan Maamullada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>Madaafiic kala duwan oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan ayaa ku dhacaya inta badan xaafadaha Gaalkacyo ay ka kooban tahay, kuwaasoo Dadweynihii ku noolaa ay horay uga barackeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dagaalka oo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay ayaa waxay kusoo beegmayaa iyadoo ay jiraan Wada-hadallo hoose oo lagu Colaadda\u00a0u dhexmaray Labadaan Maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaas oo uu garwadeen ka yahay RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke.<\/p>\n<p>Wariyaha WARSOM ee Gobolka Mudug, Abaadir C\/qaadir Cilmi oo Haatan Garoowe ku sugan ayaa soo sheegaya in dagaalladu ay yihiin kuwo culus, Xaafadaha Gaalkacyana ay xilligan ku hoobanayaan madaafiic fara badan.<\/p>\n<p>Maamullada Puntland iyo Galmudug, ayaa shalay beeniyay in heshiis dagaalladaan hakad lagu gelinayo ay dhex-dhigtay Xukuumadda Itoobiya, kaddib markii Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ay warkaan ku shaacisay boggeeda Internet-ka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Colaadda ka taagan Gaalkacyo ayaa soctay muddo ku dhaw laba toddobaad, iyadoo Hay\u2019adda UNHCR ay sheegtay in colaadahaas ay ku barkaceen in ka badan konton kun oo qof.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaallo iyo duqeymo culus ayaa mar kale dib uga soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudud, kuwaasoo u dhexeeya ciidan ka kala tirsan Maamullada Galmudug iyo Puntland. Madaafiic kala duwan oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan ayaa ku dhacaya inta badan xaafadaha Gaalkacyo ay ka kooban tahay, kuwaasoo Dadweynihii ku noolaa ay horay uga barackeen. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31022","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31022"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31023,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31022\/revisions\/31023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}