{"id":31016,"date":"2016-10-20T21:39:13","date_gmt":"2016-10-20T18:39:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31016"},"modified":"2016-10-20T21:40:38","modified_gmt":"2016-10-20T18:40:38","slug":"sadex-wariye-u-xirnaa-dawlada-feeralka-oo-xoriyadoodii-dib-u-heley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/sadex-wariye-u-xirnaa-dawlada-feeralka-oo-xoriyadoodii-dib-u-heley\/","title":{"rendered":"Sadex wariye u xirnaa dawlada feeralka oo xoriyadoodii dib u heley."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Xabsiga laga sii daayay Maanta Wariyihii TV-ga Al-Jazeera Qaybtiisa English, Xamza Maxamed iyo laba Ruux oo lala xiray oo lagu kala sheegay darawal iyo filim-qaadihiisii, kaddib markii habeen hore ay Ciidanka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya xabsiga u Taxaabeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wararka ayaa intaas ku daraya in sii-daynta wariyahan iyo labada ruux ee kale ay Dadaallo ku bixiyeen Hay\u2019ado Caalami ah , Waxaana la Qabtay Xilli ay ka yimaadeen deegaanno ay ka taliso Al-shabaab sida uu saxaafadda u sheegay Wasiirka Warfaafinta DF, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye].<\/p>\n<p>Xamza Maxamed oo haysta dhalashada Britain ayuu sheegay wasiir Maareye in isaga iyo dadka lala xiray ay dalka soo galeen iyadoo aan la ogeyn, sidoo kalena ay Warbixin Hal dhinac ah ay kasoo diyaariyeen xubno Al-shabaab ka tirsan.<\/p>\n<p>\u201cWariyaha iyo dadka la socday iyagoo aan la ogeyn ayay wadanka soo galeen, Waxayna u gudbeen deegaannada Al-shabaab ka taliso, halkaasoo lagu soo dhaweeyay, waxayna ka diyaariyeen warbixin dhinac keliya ah,\u201d ayuu yiri Wasiir Maareeye oo ka hadlay xariga Wariye Xamza.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Shalay ayay ahayd markii lasii daayay Tifaftirihii Wargeyska Maalinlaha ah ee Xog-ogaal oo Habeenno ka hor ay u dhaceen Ciidamada Nabad-sugidda Somalia, ayna xaruntiisii xirneen, inkastoo dib loo fasaxay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Xabsiga laga sii daayay Maanta Wariyihii TV-ga Al-Jazeera Qaybtiisa English, Xamza Maxamed iyo laba Ruux oo lala xiray oo lagu kala sheegay darawal iyo filim-qaadihiisii, kaddib markii habeen hore ay Ciidanka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya xabsiga u Taxaabeen. Sidoo kale, Wararka ayaa intaas ku daraya in sii-daynta wariyahan iyo labada ruux ee kale ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31016","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31016"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31017,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31016\/revisions\/31017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}