{"id":31006,"date":"2016-10-20T18:52:31","date_gmt":"2016-10-20T15:52:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=31006"},"modified":"2016-10-20T19:04:32","modified_gmt":"2016-10-20T16:04:32","slug":"ergeyga-qaramada-midobey-ee-soomaliya-oo-sheegey-in-wali-ay-jiraan-caqabado-xagga-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/ergeyga-qaramada-midobey-ee-soomaliya-oo-sheegey-in-wali-ay-jiraan-caqabado-xagga-doorashada\/","title":{"rendered":"Ergeyga qaramada midobey ee Soomaliya oo sheegey in wali ay jiraan caqabado xagga Doorashada."},"content":{"rendered":"<p>diyaar garowga doorashada Soomaaliya ayaa wali socda aydoo lasoo tebinaayo caqabado aad u badan.<\/p>\n<p>Diyaargarow ayaa waxaa loogu jiraa sidii loo dooran lahaa madaxweyne\u00a0 iyo xubnaha labada aqal. Doorashadaa ayaa la filayaa inay dhacdo bisha soo socota.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa sheegay in ay jiraan caqabado heysta qabashada doorashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu Mr. Keating sheegay in caqabadahaa ay kujiraan amni xumo ay ugu wacan tahay xarakada Al-Shabaab, awood xumi iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee wuxuu sheegay inuu wali rajo wanaagsan ka qabo in doorashada la qaban karo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cWali waxaan qabaa rajo wanaagsan. Qofbaa igu yiri wuxuu kani noqon doonaa hannaanka doorashada ugu xun caalamka,\u201d sidaa ayuu yiri Keating.<br \/>\nAqalka sare ayaa la filayaa inuu ka koobnaan doono 54 xubnood halka aqalka hoose xubnihiisa la qorsheeyay inay noqdaan 275.<br \/>\nWaxaa doorashada galaya 14,025 xubnood codeeyeyaal ka kooban kuwaasoo 135 oday dhaqameed ay soo xusheen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>diyaar garowga doorashada Soomaaliya ayaa wali socda aydoo lasoo tebinaayo caqabado aad u badan. Diyaargarow ayaa waxaa loogu jiraa sidii loo dooran lahaa madaxweyne\u00a0 iyo xubnaha labada aqal. Doorashadaa ayaa la filayaa inay dhacdo bisha soo socota. &nbsp; Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa sheegay in ay jiraan caqabado heysta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":31008,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-31006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31007,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31006\/revisions\/31007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}