{"id":30997,"date":"2016-10-19T22:27:32","date_gmt":"2016-10-19T19:27:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30997"},"modified":"2016-10-19T22:30:00","modified_gmt":"2016-10-19T19:30:00","slug":"galmudug-iyo-puntland-oo-beeniyey-in-dawladda-dalka-itoobiya-ay-hehiis-kala-dhex-dhigtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/galmudug-iyo-puntland-oo-beeniyey-in-dawladda-dalka-itoobiya-ay-hehiis-kala-dhex-dhigtey\/","title":{"rendered":"Galmudug iyo Puntland oo beeniyey in dawladda dalka Itoobiya ay hehiis kala dhex dhigtey."},"content":{"rendered":"<p>Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa beeniyeen in Dowladda Itoobiya ay soo dhex-dhigtay heshiis ku aaddan Dagaalladii dhawaan labadan maamul ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur [Taar-dhueed], ayaa sheegtay inay Saraakiil ka socota Dowladda Itoobiya dhex-dhigeen Heshiis hordhac ah oo ku aaddan dagaalladii Gaalkacyo ku dhexmaray. Laakiinse uu jiri doono in mas\u2019uuliyiinta maamulladan la wada-hadalsiiyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka Deegaanka Puntland, Cali C\/llaahi Warsame, ayaa dhankiisa sheegay inuusan jirin kulan dhexmaray labada maamul iyo Heshiis la Dhex-dhigay. Inkastoo uusan ka hadlin in weli ay xiisadda dagaalka taagan tahay iyo in kale.<\/p>\n<p>Hadalladan ayaa imaanaya kaddib markii War arrintan ku saabsan lagu Qoray Bogga ay ku leedahay Internet-ka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee waddanka Itoobiya lagu sheegay in Dhinacydii ku dagaalamay Gaalkacyo ay qateen heshiis nabadeed.<\/p>\n<p>Warkan kasoo baxay Xukuumadda Itoobiya ayaa lagu xusay in Puntland iyo Galmudug ay fullin doonaan heshiis xabbad-joojin ah iyo in ay ka fogaadaan wax kasta oo colaadda dib u kicin kara.<\/p>\n<p>\u201cLabada maamul waxay ku Heshiiyeen; In la joojiyo dhismaha Maxjar Xoolo, In Garoonka Diyaaradaha ee Galmudug uu dib hawshiisa u billaabo iyo in la sameeyo Guddi heer wasiir ah oo labada maamul ka kala socda,&#8221; ayaa lagu yiri warkan ay baahisay Itoobiya.<\/p>\n<p>Qoralka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, ayaa sidoo kale lagu sheegay in Guddiga Wasiirrada ah ay ka Qayb-galayaan Kulan laba-geesood ah oo ay u qaban doonto dhawaan Hoggaamiyayaasha Madasha Qaranka Soomaaliya; inkastoo aanay Itoobiya sheegin halka shirkan uu ka dhici doono.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Hay&#8217;ada Qoxootiga Dunida ee UNHCR ayaa dhawaan waxay baahisay in Colaadihii Magaalada Gaalkacyo ka dhacay ay ku Barakaceen in ka badan 50,000 oo ruux, dhanka kalena lagu dilay 11-qof.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa beeniyeen in Dowladda Itoobiya ay soo dhex-dhigtay heshiis ku aaddan Dagaalladii dhawaan labadan maamul ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur [Taar-dhueed], ayaa sheegtay inay Saraakiil ka socota Dowladda Itoobiya dhex-dhigeen Heshiis hordhac ah oo ku aaddan dagaalladii Gaalkacyo ku dhexmaray. Laakiinse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30998,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30997\/revisions\/30998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}