{"id":30994,"date":"2016-10-19T22:16:33","date_gmt":"2016-10-19T19:16:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30994"},"modified":"2016-10-19T22:19:12","modified_gmt":"2016-10-19T19:19:12","slug":"donald-trump-oo-doodiisii-ugu-anbeysey-ku-casumey-mweynaha-xilligan-ee-mareykanka-walaalkiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/donald-trump-oo-doodiisii-ugu-anbeysey-ku-casumey-mweynaha-xilligan-ee-mareykanka-walaalkiis\/","title":{"rendered":"Donald Trump oo doodiisii ugu anbeysey ku casumey m\/weynaha xilligan ee Mareykanka Walaalkiis."},"content":{"rendered":"<p>Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, Donald Trump ayaa ku Casuumay Nin ay Walaalo yihiin &#8211; Mmadaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama inuu ka mid noqdo Martida ka Qayb-galeysa Doodda Sadaxaad ee ugu dambeysa ee uu Donald Trump caawa Las Vegas kula yeelanayo Murashaxa ay is-hayaan ee Xisbiga Dimuqraadiga Hillary Clinton.<\/p>\n<p>Malik Obama oo ah Muslim haysta dhalashooyinka Mareeyka iyo Kenya ayaa u sheegay Wargeyska New York Post, inuu ku faraxsan yahay ka qeyb qaadashada dooda wuxuuna sheegay inuu aaminsan yahay in Donald Trump uu Mareykanka isbadal u keeni doono.<\/p>\n<p>Bishii July, wuxuu sheegay inuu u codeyn doono xisbiga Jamhuuriga, wuxuu ku eedeyay madaxweyne Obama in uusan wax u qaban dadka Mareykanka iyo qaraabadiisa Kenya ku nool oo rajo ka qabeen inuu wax badan u qabto markuu xilkii madaxweynaha qabtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Malik Obama ayaa beeniyay eedeymaha ay Dumar u jeediyeen Donald Trump ee ahaa inuu ku xad-gudbay. Isagoo yiri. &#8221;Ma rumeysani taas waayo maxay xilli hore isu soo bandhigi waayeen?&#8221;<\/p>\n<p>Hadalladaas, kaddib Musharrax Donald Trump ayaa u sheegay jaraa&#8217;idka in uu jecel yahay inuu la kulmo Malik Obama<\/p>\n<p>Madaxweyne Obama walaalkii waxa uu isku deyay inuu siyaasadda ku biiro kaddib markii Sannadkii 2013 u tartamay kursiga barasaabka gobolka Siaya ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Barack H. Obama wuxuu ku dhashay Gobolka Hawaii ee dalka Mareykanka. Hooyadii waa Mareykan abahiisana waa Kenyaan dalkiisa ka tagay isagoo laba sano jir ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweyaha Mareykanka Barack H. Obama wuxuu booqday dalka Kenya Sannadkii hore, booqashadaas oo ahayd middii u horreysay tan iyo markii uu madaxweyne uu ka nqoday dalka Maraykanka Sannadkii 2009-kii.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, Donald Trump ayaa ku Casuumay Nin ay Walaalo yihiin &#8211; Mmadaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama inuu ka mid noqdo Martida ka Qayb-galeysa Doodda Sadaxaad ee ugu dambeysa ee uu Donald Trump caawa Las Vegas kula yeelanayo Murashaxa ay is-hayaan ee Xisbiga Dimuqraadiga Hillary Clinton. Malik Obama oo ah Muslim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30995,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30994\/revisions\/30995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}