{"id":30982,"date":"2016-10-19T21:22:11","date_gmt":"2016-10-19T18:22:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30982"},"modified":"2016-10-19T21:23:53","modified_gmt":"2016-10-19T18:23:53","slug":"dhimashada-dagaalkii-afgooye-shaley-ka-dhacey-oo-sii-kordheysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhimashada-dagaalkii-afgooye-shaley-ka-dhacey-oo-sii-kordheysa\/","title":{"rendered":"DHimashada dagaalkii Afgooye shaley ka dhacey oo sii kordheysa."},"content":{"rendered":"<p>Tirada dhimashada dagaalkii shalay Afgooye ka dhacay ayaa sare u kacday.<\/p>\n<p>Tirada ayaa haatan gaadhay 11. Dagaalka ayaa ku bilowday qarax gaari lagu soo rakibay.<\/p>\n<p>Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira shaqaale dawlada Soomaaliya u shaqeynaayay. Qaraxa ayaa waxaa daba socotay rasaas xooggan ayadoo goobaha la weeraray uu ku jiray saldhig boolis.<\/p>\n<p>&#8216;Waxaa dhintay 11 qof oo ay ku jireen askari booliska ka tirsanaa iyo shaqaale dawladeed&#8217;, sidaa waxaa yiri C\/Naasir Macalim oo ah guddoomiyaha Degmada Afgooye asagoo u waramaayay warbaahinta.<\/p>\n<p>Lix ka mid ahaa Al-Shabaab ayuu sidoo kale sheegay in halkaa lagu dilay kuwaasoo ka tirsanaa dableydii Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Afgooye ayaa 30km u jirta caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tirada dhimashada dagaalkii shalay Afgooye ka dhacay ayaa sare u kacday. Tirada ayaa haatan gaadhay 11. Dagaalka ayaa ku bilowday qarax gaari lagu soo rakibay. Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira shaqaale dawlada Soomaaliya u shaqeynaayay. Qaraxa ayaa waxaa daba socotay rasaas xooggan ayadoo goobaha la weeraray uu ku jiray saldhig boolis. &#8216;Waxaa dhintay 11 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30983,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30982\/revisions\/30983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}