{"id":30979,"date":"2016-10-19T21:07:23","date_gmt":"2016-10-19T18:07:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30979"},"modified":"2016-10-19T21:09:29","modified_gmt":"2016-10-19T18:09:29","slug":"dhaawac-iyo-dhimasho-dad-isugu-jira-oo-afgooye-laga-keeney-muqdishana-lasoo-gaarsiiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhaawac-iyo-dhimasho-dad-isugu-jira-oo-afgooye-laga-keeney-muqdishana-lasoo-gaarsiiyey\/","title":{"rendered":"DHaawac iyo dhimasho dad isugu jira oo Afgooye laga keeney Muqdishana lasoo gaarsiiyey."},"content":{"rendered":"<p>Isbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa maanta lasoo gaarsiiyay maydadka ugu yaraan Lix Ruux iyo dhaawaca sideed kale, kuwaas oo laga soo qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose.<\/p>\n<p>Agaasimaha Caafimaadka ee Isbitaalka Madiina, Duniyo Cali Maxamed oo la Hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in dhaawacyad lasoo gaarsiiyay ay xaaladooda caafimaad oo hagaagayso.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay sheegtay in Qaar ka mid ah maydadka lagu hayo qayb Isbitaalka ee inta badan la dhigo maydadka inta looga imaanayo, maydad kale oo la aqoonsadayna la Aasay.<\/p>\n<p>\u201cIsbitaalka Maydka waxaa lasoo gaarsiiyay Lix mayd ah iyo Siddeed dhaawac ah, iyadoo dhaawacyada loo sameeyay daweyne Xaaladdooduna ay hadda soo hagaagayso,\u201d ayay tiri Duniyo Cali.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Degmada Afgooye oo uu shalay dagaal culus ka dhacay ayaa maanta daggan, iyadoo ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Somalia oo fara badan la gaarsiiyay degmadaas, iyadoo Al-shabaab ay ku sugan yihiin weli dulleedka Degmada, lagana baqdin qabo inay dagaallo kale dhacaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Degmada Afgooye oo 30-km Koongur ka xigta Muqdisho ayaa waxaa ka talya maamulka Koonfur-galbeed Somalia, waana markii ugu horreysay oo ay Al-shabaab weerar noocan oo kale ah kusoo qaado tan iyo markii laga saaray degmadaas sannado ka hor.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa maanta lasoo gaarsiiyay maydadka ugu yaraan Lix Ruux iyo dhaawaca sideed kale, kuwaas oo laga soo qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose. Agaasimaha Caafimaadka ee Isbitaalka Madiina, Duniyo Cali Maxamed oo la Hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in dhaawacyad lasoo gaarsiiyay ay xaaladooda caafimaad oo hagaagayso. Sidoo kale, waxay sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30979","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30980,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30979\/revisions\/30980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}