{"id":30973,"date":"2016-10-19T19:53:39","date_gmt":"2016-10-19T16:53:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30973"},"modified":"2016-10-19T19:54:09","modified_gmt":"2016-10-19T16:54:09","slug":"wariye-xamze-maxamed-tvga-aljaziira-oo-la-xirey-iyo-tafatirihii-wargeyska-xog-ogaaloo-la-siidaayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/wariye-xamze-maxamed-tvga-aljaziira-oo-la-xirey-iyo-tafatirihii-wargeyska-xog-ogaaloo-la-siidaayey\/","title":{"rendered":"Wariye Xamze Maxamed TVga ALjaziira oo la xirey iyo tafatirihii wargeyska xog-ogaaloo la siidaayey."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Nabad-sugidda DF Somalia ayaa Xabsiga dhigay Wariyihii Telefishinka Al-jazeera, Xamza Maxamed, waxaana xalay xabsiga laga sii daayay Agaasimihii Wargeyska Xog-ogaal Cabdi Aadan Guuleed oo saddex maalmood u xirnaa Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xaruntii Wargeyska Xog-ogaal oo la xiray ayaa la sheegay in iyadana dib loo furayo maanta, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiinta wargeyska iyo madaxda ururka warbaahinta Soomaalida.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xalay ayay Ciidamada Amniga Somalia Soomaaliya waxay xabsi u taxaabeen wariyihii TV-ga Al-jazeera, Qaybtiisa Afka Ingiriiska iyo Saddex suxufi oo kale oo la shaqeynaysay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Lama oga sababta loo xiray wariyaasha TV-ga Al-jazeera ee lagu xiray Muqdisho, balse warar ayaa sheegaya in tuhunno jira awgood loo xabsiga loogu taxaabay wariye Xamza Maxamed.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Nabad-sugidda DF Somalia ayaa Xabsiga dhigay Wariyihii Telefishinka Al-jazeera, Xamza Maxamed, waxaana xalay xabsiga laga sii daayay Agaasimihii Wargeyska Xog-ogaal Cabdi Aadan Guuleed oo saddex maalmood u xirnaa Dowladda Soomaaliya. Xaruntii Wargeyska Xog-ogaal oo la xiray ayaa la sheegay in iyadana dib loo furayo maanta, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiinta wargeyska iyo madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-30973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30975,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30973\/revisions\/30975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}