{"id":3097,"date":"2011-09-15T13:33:47","date_gmt":"2011-09-15T13:33:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3097"},"modified":"2011-09-15T13:33:47","modified_gmt":"2011-09-15T13:33:47","slug":"dowlada-tgf-da-oo-ku-hanjabtay-in-guud-ahaan-xarakada-al-shabaabka-jubbooyinka-ay-cagta-marin-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/dowlada-tgf-da-oo-ku-hanjabtay-in-guud-ahaan-xarakada-al-shabaabka-jubbooyinka-ay-cagta-marin-doonto\/","title":{"rendered":"Dowlada TGF-da Oo Ku Hanjabtay In Guud Ahaan Xarakada  Al-Shabaabka Jubbooyinka Ay Cagta Marin Doonto"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhoobley_ciidan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3103\" title=\"dhoobley_ciidan\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/dhoobley_ciidan1-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"352\" height=\"249\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Masuuliyiinta Dowlada TFG-da ee Gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in ay wadaan abaabulo dagaal oo ay \u00a0Xarakada Al-Shabaab kaga saarayaan Guud ahaan Gobolada Jubbooyinka.<\/p>\n<p><strong>Maxe\u2019d Faarax Daahir <\/strong>Oo ah Afahayeenka Ciidamada dowladda TFG-da Soomaaliya ee gobolada Jubooyinka ayaa waxaa uu sheegay in Duulaan ay ku qaadayaan deegaanada ay AL-Shabaabka Jubooyinka kaga sugan yihiin islamarkaan ay ka Ciribtirayaan Goobaha ay kaga suganyihiin Goboladaasi.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa uu carabka ku Dhuftay \u00a0in uu meel dhamaad ah umarayo abaabulo ay maalmahan kawadeen Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan deegaanada ay kataliyaan .<\/p>\n<p>Sarkaalkan Ciidamada Dowlada ee Jubooyinka uhadlay ayaa waxaa uu meesha kasaaray in ay jiraan Khilaaf udhaxeeya Ciidamadooda kusugan Jubooyinka iyo Ciidamada Dowlada ee Gedo dagaalada kawada.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Masuuliyiinta Dowlada TFG-da ee Gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in ay wadaan abaabulo dagaal oo ay \u00a0Xarakada Al-Shabaab kaga saarayaan Guud ahaan Gobolada Jubbooyinka. Maxe\u2019d Faarax Daahir Oo ah Afahayeenka Ciidamada dowladda TFG-da Soomaaliya ee gobolada Jubooyinka ayaa waxaa uu sheegay in Duulaan ay ku qaadayaan deegaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3097","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3104,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3097\/revisions\/3104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}