{"id":30967,"date":"2016-10-19T18:51:56","date_gmt":"2016-10-19T15:51:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30967"},"modified":"2016-10-19T18:52:57","modified_gmt":"2016-10-19T15:52:57","slug":"ckariimxuseen-guuleed-mweynaha-galmudug-oo-ugaas-xasan-ugaas-khaliif-ugu-baaqey-in-u-tageero-mhir-shabele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/ckariimxuseen-guuleed-mweynaha-galmudug-oo-ugaas-xasan-ugaas-khaliif-ugu-baaqey-in-u-tageero-mhir-shabele\/","title":{"rendered":"C\/kariimXuseen Guuleed m\/weynaha Galmudug oo ugaas Xasan ugaas KHaliif ugu baaqey in u tageero m\/HIR-SHABELE."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Galmudug oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay degmada Cadaado, ayaa ka dalbaday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif in uu taageero maamulka Hir-shabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ka mid ahaa wafdigii ka qaybgalay doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa maamulka Hir-shabeelle oo xallay lagu qabtay Jowhar.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ognahay in Ugaas Xassan Ugaas Khaliif uu yahay Ugaaska ugu faca-weyn kuwa Soomaaliyeed, isla markaana ah Nin aad u qiimo badan, Waxaan ka Codsanayaa inuu taageero maamulka cusub, kana shaqeeyo mar walba midnimada bulshada ku dhaqan labada gobol&#8221; ayuu yiri C\/kariin Xusseen Guulleed.<\/p>\n<p>Ugaas Xassan ayaa wali ka hadlay mowqifkiisa doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Hir-shabeelle oo lagu waddo in maalmaha soo socda isaga iyo wafdi uu hogaaminayo in ay soo gaaraan magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa u arka dhismaha maamulka Hir-shabeelle ee gobollada Hiiraan &amp; Sh\/dhexe mid muhiim u ah shacabka reer Galmudug oo muddo dheer sidda uu hadalka u dhigay u dhigay ku \u00a0taamayay dhismaha maamulkan oo ay la yeelan doonaan iskaashi buuxa.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Galmudug oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay degmada Cadaado, ayaa ka dalbaday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif in uu taageero maamulka Hir-shabeelle. Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ka mid ahaa wafdigii ka qaybgalay doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa maamulka Hir-shabeelle oo xallay lagu qabtay Jowhar. \u201cWaxaan ognahay in Ugaas Xassan Ugaas Khaliif uu yahay Ugaaska ugu faca-weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30969,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30968,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30967\/revisions\/30968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}