{"id":30963,"date":"2016-10-18T21:01:27","date_gmt":"2016-10-18T18:01:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30963"},"modified":"2016-10-18T21:04:57","modified_gmt":"2016-10-18T18:04:57","slug":"barlamaanka-jubaland-oo-billaabey-dhegeysiga-musharaxiinta-u-tartamaya-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/barlamaanka-jubaland-oo-billaabey-dhegeysiga-musharaxiinta-u-tartamaya-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Barlamaanka jubaland oo billaabey dhegeysiga Musharaxiinta u tartamaya Aqalka sare."},"content":{"rendered":"<p>Musharixiinta u tartameeysa kamid noqoshada Aqalka sare ee baarlamanka dalka ayaa maanta khudbado ka horjeediyay mudaneyaasha baarlamanka Jubaland, ayagoo soo bandhigay waxyaalaha ay qaban doonaan hadii ay ku guuleystaan xilkaasi.<\/p>\n<p>Musharixiinta u tartameeysa kamid noqoshada golaha aqalka sare ayaa waxaa kamid ahaa Madaxweeyne kuxigeenkii hore ee Jubaland Mudane C\/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Siyaasi Maxamed Cabdi Gaandi oo kamid ah mudanayaasha baarlamanka dalka ee uu waqtigoodii dhamaaday.<\/p>\n<p>Musharixiinta Aqalka sare ee soo xaadiray oo tiradoodu gaareeyso ilaa 16 musharax oo laba kamid ah ay ahaayeen dumar ayaa waxa ay mudanayaasha ka horjeediyeen khudbadahooda ku aadan waxbqabadkooda.<br \/>\nShalay ayay mudanayaasha baarlamanka Jubaland iska dhex doorteen ilaa 11 xubnood oo loo xilsaaray\u00a0 arimaha doorashada aqalka sare.<\/p>\n<p>Maalinta berito ah ayaa la filayaa in si rasmi ah ay magaalada Kismaayo uga bilaabato doorashada xubnaha aqalka sare ee baarlamanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharixiinta u tartameeysa kamid noqoshada Aqalka sare ee baarlamanka dalka ayaa maanta khudbado ka horjeediyay mudaneyaasha baarlamanka Jubaland, ayagoo soo bandhigay waxyaalaha ay qaban doonaan hadii ay ku guuleystaan xilkaasi. Musharixiinta u tartameeysa kamid noqoshada golaha aqalka sare ayaa waxaa kamid ahaa Madaxweeyne kuxigeenkii hore ee Jubaland Mudane C\/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Siyaasi Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30964,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30963\/revisions\/30964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}