{"id":30944,"date":"2016-10-18T17:43:57","date_gmt":"2016-10-18T14:43:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30944"},"modified":"2016-10-18T17:46:40","modified_gmt":"2016-10-18T14:46:40","slug":"war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"WAR DEG-DEG AH: Dagaallo  iyo qaraxyo goor dhaw ka billawdey degmada Afgooye ee gobolka SH\/hoose."},"content":{"rendered":"<p>Xoogag taabacsan Al-shabaab, ayaa goor-dhaw ku Qadday weerar culus Saldhigyo ay ciidamada Degmada FS ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa ku billowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu dhuftay mid ka mid ah saldhigyada ay ciidanka dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin Afgooye, waxaana xigtay rasaas culus.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Al-shabaab ayaa sheegtay in ay la wareegtay Xaruntii Maamulka Degmada iyo Saldhigga Booliiska, Inkastoo maamulka degmadaas iyo midka gobolka aysan ka hadlin la wareegidda xarumahaan ay Al-shabaab sheegtay inay la wareegtay.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ku sugan degmada Afgooye ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka socdaan jihooyin kal aduwna oo degmadaas ka tirsan, Xalaadduna ay tahay mid cakiran, rasaas iyo qaraxyo bandanna la maqlayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Illaa hadda lama garanayo khasaaraha ka dhashay dagaalkan oo ku billowday Qarax ismiidaamin ah, Inkastoo Mas\u2019uuliyiinta Degmada iyo kuwa Shabeellada Hoose ay sheegayaan in Al-shabaab ay weerar kusoo qaaday degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wixii Warar ah ee kusoo kordha\u00a0Dagaallada Afgooye ka socda, waxaa kula socon doonaan Wararka soo socoda ee WARSOM hadii ALLE ogolaado.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/becco-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30945\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30945\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-8-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/salaam-bank-24\/\" rel=\"attachment wp-att-30946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/war-deg-deg-ah-dagaallo-iyo-qaraxyo-goor-dhaw-ka-billawdey-degmada-afgooye-ee-gobolka-shhoose\/tabaarak-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30947\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogag taabacsan Al-shabaab, ayaa goor-dhaw ku Qadday weerar culus Saldhigyo ay ciidamada Degmada FS ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose. Weerarkan ayaa ku billowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu dhuftay mid ka mid ah saldhigyada ay ciidanka dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin Afgooye, waxaana xigtay rasaas culus. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30944","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30944","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30944"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30944\/revisions\/30949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}