{"id":30935,"date":"2016-10-17T18:40:57","date_gmt":"2016-10-17T15:40:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30935"},"modified":"2016-10-17T18:46:48","modified_gmt":"2016-10-17T15:46:48","slug":"haweenka-ay-qabaan-al-shabaab-oo-maamulka-bardheere-ugu-baaqey-in-magaalada-ay-isaga-baxaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/haweenka-ay-qabaan-al-shabaab-oo-maamulka-bardheere-ugu-baaqey-in-magaalada-ay-isaga-baxaan\/","title":{"rendered":"Haweenka ay qabaan Al-shabaab oo maamulka bardheere ugu baaqey in magaalada ay isaga baxaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maamulka Baardheere ayaa amar ku bixiyay in xaasaska Al-Shabaab ay ka baxaan magaaladaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maamulk magaaladaa ayaa sidoo kalena sheegay in loo baahan yahay in taageereyaasha kooxda Al-Shabaab ay iskood uga baxaan magaalada. Wuxuu maamulku sheegay in loo baahan yahay in dadkaasi ay magaaladaa uga baxaan si iskood ah muddo 7 maalmood ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu maamulku sheegay in aysan doonayn\u00a0 in ay wax u dhimaan balse ay tahay inay iskood halkaa uga huleelaan maadaama ay amni darrada qeyb ka yihiin oo ay xarakada Al-Shabaab la shaqeeyaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si la mid ah sidaa ayaa maamulka Kismayo ee Jubaland dhowr jeer wuxuu ku amray haweenka u dhaxa ragga ka tirsan Al-Shabaab in ay Kismayo isaga baxaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/beesha-caalamka-oo-walaac-ka-muujisey-wax-ay-ugu-yeereen-danbiilayaal-soo-galey-barlamaanka-cusub\/becco-19\/\" rel=\"attachment wp-att-30922\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30922\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-6.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/salaam-bank-23\/\" rel=\"attachment wp-att-30851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/tabaarak-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30852\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30852\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Baardheere ayaa amar ku bixiyay in xaasaska Al-Shabaab ay ka baxaan magaaladaa. Maamulk magaaladaa ayaa sidoo kalena sheegay in loo baahan yahay in taageereyaasha kooxda Al-Shabaab ay iskood uga baxaan magaalada. Wuxuu maamulku sheegay in loo baahan yahay in dadkaasi ay magaaladaa uga baxaan si iskood ah muddo 7 maalmood ah. Wuxuu maamulku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30935\/revisions\/30936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}