{"id":30917,"date":"2016-10-17T15:26:31","date_gmt":"2016-10-17T12:26:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30917"},"modified":"2016-10-17T15:35:59","modified_gmt":"2016-10-17T12:35:59","slug":"ganacsiga-iyo-waxxbarashada-oo-saameyn-ay-ku-yeesheen-dagaaladii-gaalkacyo-dhawaan-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/ganacsiga-iyo-waxxbarashada-oo-saameyn-ay-ku-yeesheen-dagaaladii-gaalkacyo-dhawaan-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Ganacsiga iyo waxxbarashada oo saameyn ay ku yeesheen dagaaladii Gaalkacyo dhawaan ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dagaaladii dhawaan ku dhexmaraayay Puntland iyo Galmudug Gaalkacyo ayaa saamayn ballaaran ku yeeshay ganacsiga iyo waxbarashada magaaladaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Iskoolo badan iyo goobo ganacsi oo badan ayaa xiran wali ayadoo wali arday badan iskoolada aysan xaadirin. Macalimiinta iyo maamulada macaahiida waxbarasho ayaa wali cabsi ka qaba in dhibaatooyin kale ay dhacaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dad badan ayaa wali ku barakacsan dibada magaalada oo ay u qaxeen intii dagaaladu socdeen. Halkaa ayaa waxaa ku heysta daruufo nololeed oo ba&#8217;an.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadka\u00a0shacabka ah ee magaaladaa\u00a0ayaa ka codsaday dhinacyada ay\u00a0colaadu u dhaxeyso in ay xabada joojiyaan oo ay wax walba ku dhameeyaan wadahadal.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/khudbadihii-ay-jeediyeen-musharaxiinta-mweyne-ee-maamulka-hir-shabeele\/becco-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30912\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/salaam-bank-23\/\" rel=\"attachment wp-att-30851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/tabaarak-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30852\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30852\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaaladii dhawaan ku dhexmaraayay Puntland iyo Galmudug Gaalkacyo ayaa saamayn ballaaran ku yeeshay ganacsiga iyo waxbarashada magaaladaa. Iskoolo badan iyo goobo ganacsi oo badan ayaa xiran wali ayadoo wali arday badan iskoolada aysan xaadirin. Macalimiinta iyo maamulada macaahiida waxbarasho ayaa wali cabsi ka qaba in dhibaatooyin kale ay dhacaan. Dad badan ayaa wali ku barakacsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30917","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30917","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30917"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30918,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30917\/revisions\/30918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}