{"id":30909,"date":"2016-10-17T01:14:32","date_gmt":"2016-10-16T22:14:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30909"},"modified":"2016-10-17T01:26:46","modified_gmt":"2016-10-16T22:26:46","slug":"khudbadihii-ay-jeediyeen-musharaxiinta-mweyne-ee-maamulka-hir-shabeele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/khudbadihii-ay-jeediyeen-musharaxiinta-mweyne-ee-maamulka-hir-shabeele\/","title":{"rendered":"KHudbadihii oo ay jeediyeen Musharaxiinta M\/weyne ee maamulka Hir-shabeele."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Caawa Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe kusoo Gunaanadmay khudbadihii musharraxiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hir-Shabeelle ay ka hor-jeedinayeen Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas, iyadoo berri oo Isniin ah lagu wado inay dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.<br \/>\nKhudbadaha Musharraxiintu ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir-u-dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Federaalka, Xog-hayaha Wasaardda Arrimaha Gudaha XFS, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, xildhibaannada Hir-shabeelle, Siyaasiyiin, Dad-weyne iyo Marti-sharaf kale.<\/p>\n<p>Ugu horreyn, Waxaa khudbad jeediyay, Musharrax Maxamed Cabdi Waare oo ka Hadlay Taariikh-nololeedkiisa iyo billowgii Shaqada Xukuumaddii Dhexe ee Somalia, gaar ahaan Wasaaradii Beeraha oo uu sheegay in shaqa badan uu kasoo qabtay, aqoon durugsanna uu u leeyahay arrimaha beeraha oo labada gobol ee Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ay caanka ku yihiin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Musharrax Waare ayaa ka warbixiyay Waxyaabaha uu uu qaban doono haddii xilka loo doort, isagoo xusay inuu ka shaqeyn doono xaqiijinta Amniga, uuna dhex-dhigo doono Dib u hesheesiin shacabka Walaalaha ah ee Wada-daga, isla markaana uu odayaasha dhaqanka la kaahan doono Arrimahaas, isla markaana uu talada la wadaagi doono. Dhanka kale, wuxuu carrabka ku dhuftay inuu mudnaan siin doono dib u dhiska Waddooyinka sida Waddooyinka isku-xira Muqdisho iyo Jowhar iyo Jidka Xiriiriya Beledweyne iyo Jowhar, Cadalana uu ka dhisi doono Deked ay ka faa\u2019iideystaan shacabka labada Gobol.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo isagana khudbad jeediyay, Musharrax Dr. Cali C\/llaahi Cosoble oo ka hadlay Waxqabadkiisa, Wuxuuna sheegay in Siyaasadda uu Aqoon Durugsan u leeyahay, Wax badanna uu kasoo shaqeeyay, wuxuuna intaas ku daray in haddii la doorto uu wax ka qaban doono Arrimaha Dib u heshiisiinta iyo garsoorka, uuna ku shaqeyn doono siyaasad cad.<\/p>\n<p>Dr. Cali C\/llaaho Cosoble, ayaa mar uu ka hadlay tahriibka wuxuu sheegay inuusan marna ogolaan doonin in dhallinyarada Soomaaliyeed ay shaqo la\u2019aan darteed ugu dhammaadaan Saxaaraha, isagoo xusay in shaqo Abuur uu u sameyn doono dhallinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Musharrax Cali Maxamed Carraale oo isagana Khudbad jeediyay, ayaa Wuxuu ka Hadlay Taariikh-nololeedkiisa iyo heerarkiisa Waxbarasho, wuxuuna xusay in haddii la doortoo uu uu wax badan ka qaban doono cadaalada amniga iyo horumarinta Dowladnimada.<\/p>\n<p>Cali Maxamed Carraale oo sii hadlayay ayaa Faahfaahin ka bixiyay kheyraadka Gobollada ee Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan uu ALLE ku maneystay iyo sida muhiimka ay u tahay in laga wada faa\u2019iideysto; Sida Beeraha, Xoolaha iyo kheyraadka kale ee ee ku aasan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Waxaa khudbadaha soo xiray Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hir-shabeelle, Cali C\/llaahi Xuseen (Cali Guud-laawe) iyo Cali Xasan Taakow waxayna sheegeen inay ka shaqeyn doonaan Horumarinta Labada Gobol.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/khudbadihii-ay-jeediyeen-musharaxiinta-mweyne-ee-maamulka-hir-shabeele\/becco-18\/\" rel=\"attachment wp-att-30912\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/salaam-bank-23\/\" rel=\"attachment wp-att-30851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/tabaarak-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30852\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30852\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Caawa Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe kusoo Gunaanadmay khudbadihii musharraxiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hir-Shabeelle ay ka hor-jeedinayeen Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas, iyadoo berri oo Isniin ah lagu wado inay dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Khudbadaha Musharraxiintu ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir-u-dowlaha Maaliyadda Xukuumadda Federaalka, Xog-hayaha Wasaardda Arrimaha Gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30913,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30909"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30915,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30909\/revisions\/30915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}