{"id":30884,"date":"2016-10-16T20:45:45","date_gmt":"2016-10-16T17:45:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30884"},"modified":"2016-10-16T20:48:44","modified_gmt":"2016-10-16T17:48:44","slug":"minnesota-mareykanka-oo-wacyigelin-caafimaad-laga-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/minnesota-mareykanka-oo-wacyigelin-caafimaad-laga-sameeyey\/","title":{"rendered":"Minnesota Mareykanka oo wacyigelin caafimaad laga sameeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bravia waa hayad caafimaad oo ka jirta Mareykanka kana shaqeysa arimaha caafimaadka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hayada Bravia ayaa sidoo kale sare u qaada wacyigalinta kusaabsan arimaha caafimaadka gobolo badan oo dalkaa ah. Hayada Bravia ayaa khaas ahaan ka shaqeysa sare u qaadida wacyiga la xiriira amuuraha caafimaadka ee Soomaalida reer Mareykanka ah khaas ahaan Soomaalida ku dhaqan Minnesota.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hayadaasi Bravia ayaa shalay wacyigalin caafimaad sidii caadada ahayd mar kale ka samaysay Minneapolis oo ka tirsan gobolkaasi Minnesota ee cariga Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay sidoo kale bixisay tababaro ay ku bareysay Soomaalida gobolkaa adeegsiga kaararka caafimaadka ee dawladu bixiso.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bravia waxay sidoo kale bartay kulana talisay macaamiisheeda siminaarkaa kasoo qeybgalay sida ugu wacan ee ay u xulan karaan caymiska caafimaadka ee u habboon.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee tababarka iyo wacyigalintaa oo shalay soo bilawday ayaa socon doona markaan ilaa beri-waa saddex maalmood.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/tabaarak-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30852\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30852\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/becco-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/salaam-bank-23\/\" rel=\"attachment wp-att-30851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bravia waa hayad caafimaad oo ka jirta Mareykanka kana shaqeysa arimaha caafimaadka. Hayada Bravia ayaa sidoo kale sare u qaada wacyigalinta kusaabsan arimaha caafimaadka gobolo badan oo dalkaa ah. Hayada Bravia ayaa khaas ahaan ka shaqeysa sare u qaadida wacyiga la xiriira amuuraha caafimaadka ee Soomaalida reer Mareykanka ah khaas ahaan Soomaalida ku dhaqan Minnesota. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30886,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30884\/revisions\/30885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}