{"id":30871,"date":"2016-10-15T21:21:54","date_gmt":"2016-10-15T18:21:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30871"},"modified":"2016-10-15T21:25:25","modified_gmt":"2016-10-15T18:25:25","slug":"gen-siciid-dheere-oo-sheegey-in-puntland-aysan-weerar-aheyn-balse-hadii-lasoo-weeraro-ay-is-difaaceyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gen-siciid-dheere-oo-sheegey-in-puntland-aysan-weerar-aheyn-balse-hadii-lasoo-weeraro-ay-is-difaaceyso\/","title":{"rendered":"Gen. Siciid DHeere oo sheegey in Puntland aysan weerar aheyn balse hadii lasoo weeraro ay is difaaceyso."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Puntland Jen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo ka hadlay Dagaallada ka socda Gaalkacyo, ayaa sheegay in ka maamul ahaan aanay cidna weerar ku ahayn, balse haddii lasoo weeraro gacmaha ma laabanayso ee way is-difaacaysaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa xusay in wax laga xumaado ay tahay in awood ciidan lagu bedelo dhisme yar oo lagu murmay, isagoo intaas ku daray &#8211; haddii lagu murmay dhul, waxaa jira sababo kale oo lagu wada-hadli karo halkii la dagaallami lahaa.<\/p>\n<p>\u201cHaddii lagu murmay lahaanshiyo dhuleed sharci iyo nidaam ayaa jira, balse ma ahan in Galmudug xoog ciidan u beddesho, Anniga waan ogahay sida loo kala leeyahay dhulka, wax badanna waan u joogay heshiiskii ay wada-galeen C\/laahi Yuusuf iyo Jen. Caydiid, Aniga waxaan ahaa shaqsigii billaabey inay bulshada Gaalkacyo isku Timaaddo oo ay Wada-hadasho, Waxaanan furay waddadii heshiiska ee xilligaas, si maslaxdda loo keeno,\u201d ayuu yiri Jen. Siciid Dheere.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlayay ayuu intaas ku daray. \u201cWixii horey loogu heshiiyay ma ahayn waxa hadda socda, waxay ahayd in dadku nabad ku wada-noolaadaan oo aayahooda kawada shaqeeyaan, laakiinse ma ahan haddii wax yar lagu murmo in awood iyo qori lagu meel-mariyo.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Hadalka Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland, ayaa kusoo beegmaya xilli madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay maanta RW Sharma\u2019arke ka sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay nabad kula noolaato maamulada ay dariska yihiin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dagaallada u dhexeeya ciidanka Puntland iyo Galmudug ayaa maalmihii ugu dambeeyay ka dhacay Gaalkacyo, Waxay geysteen Khasaare isugu jirtay Dhimasho, dhaawac iyo barakac xoog leh.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/becco-16\/\" rel=\"attachment wp-att-30850\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/salaam-bank-23\/\" rel=\"attachment wp-att-30851\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhisme-soomaali-badan-deganyihiin-oo-fbida-mareykanku-u-soo-xireen-sadex-ninoo-qarax-la-damacsanaa\/tabaarak-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30852\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30852\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Puntland Jen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo ka hadlay Dagaallada ka socda Gaalkacyo, ayaa sheegay in ka maamul ahaan aanay cidna weerar ku ahayn, balse haddii lasoo weeraro gacmaha ma laabanayso ee way is-difaacaysaa. Sidoo kale Taliyaha ayaa xusay in wax laga xumaado ay tahay in awood ciidan lagu bedelo dhisme yar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30872,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30871\/revisions\/30872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}