{"id":3085,"date":"2011-09-15T13:10:10","date_gmt":"2011-09-15T13:10:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3085"},"modified":"2011-09-15T13:10:10","modified_gmt":"2011-09-15T13:10:10","slug":"wufuud-ka-socota-midowga-yurub-iyo-qm-oo-maanta-gaarey-magaalada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/wufuud-ka-socota-midowga-yurub-iyo-qm-oo-maanta-gaarey-magaalada-boosaaso\/","title":{"rendered":"Wufuud ka socota Midowga Yurub iyo QM oo Maanta gaarey Magaalada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Wufuud \u00a0kasocda Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa degaanada Puntland ayaa maanta gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga iyo Dhaqaalah Puntland Iyadoo ay wafdigaasina la socdaan Masuuliyiin aad u farabadan.<\/p>\n<p><strong>Mark Bowden<\/strong> oo ah Xiriiriyaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa horkacayay wafdiygii gaaray magaalada Boosaas Sidoo kale qayb ka ah Safiiro kasocda qaar kamid ah dalalka Midowga Yurub waxayna kasoo ambabaxeen dhinaca Magaalo madaxda Puntland ee <strong>Garowe<\/strong>.<\/p>\n<p>Madax Ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland oo ay kamid yihiin <strong>Faarax Cali Shire<\/strong> Wasiirka Maaliyada<strong> Siciid Maxamed Raage<\/strong>,Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka,<strong> Cabdi Khaliif Xaaji Xasan (Ajaayo)<\/strong> Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta ,<strong> Cabdi jamaal Cismaan<\/strong> Wasiir ku xigeenka Amniga iyo madax kale oo tira badan ayaa wefdigan si diiran usoo dhoweeyey markii ay magaalada Boosaaso soo gaareen islamarkaan ay haatanba Ku suganyihiin magaalada Bosaaso Ee Maamul Goboledka Puntland.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wufuud \u00a0kasocda Qaramada Midoobey iyo Midowga Yurub oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa degaanada Puntland ayaa maanta gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga iyo Dhaqaalah Puntland Iyadoo ay wafdigaasina la socdaan Masuuliyiin aad u farabadan. Mark Bowden oo ah Xiriiriyaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3085","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3085"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3098,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3085\/revisions\/3098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}