{"id":30822,"date":"2016-10-14T00:25:04","date_gmt":"2016-10-13T21:25:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30822"},"modified":"2016-10-14T00:43:23","modified_gmt":"2016-10-13T21:43:23","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-hir-shabeele-oo-loo-doortey-sheekh-cismaan-barre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gudoomiyaha-barlamaanka-hir-shabeele-oo-loo-doortey-sheekh-cismaan-barre\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Barlamaanka Hir-shabeele oo loo doortey Sheekh Cismaan Barre."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka maamul-goboleedka Hir-shabeelle, ayaa goor-dhaw Jowhar ku doortay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulkaas, kaasoo loo doortay, Xildhibaan Sheekh Cismaan Barre.<\/p>\n<p>Wariyaha WARSOM uga soo warramaya shirka Degmada Jowhar ayaa sheegay in 61-cod uu ku guuleystay, halka musharraxii xilka kula Tartamayay oo isagana lagu Magacaabo Abuukar Maqaneey uu ka helay 28-cod.<\/p>\n<p>Doorashada kaddib ayaa Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamulka Hir-shabeelle, waxaa lagu dhaariyay isla goobta, isagoo hadal uu jeediyay Dhaarintiisa kaddibna sheegay in uu ku shaqeyn doono si Cadaalad iyo dhex-dhexaadnimo ah.<\/p>\n<p>\u201cXilka aad maanta ii doorateen waxaan u gudan doonaa si xalaal ah oo ay daacadnimo ku dheehan tahay,\u201d ayuu yiri Gudoomiyaha Cusub ee baarlamaanka maamulka Hir-shabeelle, isagoo u mahadceliyay xildibaannadii dooray iyo kuwii kale ee aan dooran, isagoo dhanka kalena dalbaday in lala shaqeeyo.<\/p>\n<p>Dhanka kale, waxaa billaabatay doorashada guddoomiye xigeennada 1-aad iyo labaad ee Baarlamaanka Hir-shabeelle, Waxaadna kula socon doontaan Natiijada Doorashada hadda socda kasoo baxda wararka soo socda ee HOL haddii ALLE ogolaado.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Doorashada Guddoomiyaha Cusub iyo midda socota ee lagu soo dooranayo ku xigeennada, ayaa Waxaa Goob-joog ka ahaa, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo xubno kale.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Baarlamaanka maamul-goboleedka Hir-shabeelle, ayaa goor-dhaw Jowhar ku doortay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulkaas, kaasoo loo doortay, Xildhibaan Sheekh Cismaan Barre. Wariyaha WARSOM uga soo warramaya shirka Degmada Jowhar ayaa sheegay in 61-cod uu ku guuleystay, halka musharraxii xilka kula Tartamayay oo isagana lagu Magacaabo Abuukar Maqaneey uu ka helay 28-cod. Doorashada kaddib ayaa Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30822"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30826,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30822\/revisions\/30826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}