{"id":30816,"date":"2016-10-13T23:58:05","date_gmt":"2016-10-13T20:58:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30816"},"modified":"2016-10-14T00:04:18","modified_gmt":"2016-10-13T21:04:18","slug":"duqeymo-iyo-dagaalo-dib-uga-bilawdey-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/duqeymo-iyo-dagaalo-dib-uga-bilawdey-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Duqeymo iyo dagaalo dib uga bilawdey magaalada Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay, Afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Duqeymahaan, ayaa ku dhacaya qaybo ka mid ah Xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo, ayaa waxaa is-weydaarsanaya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>Wariyaha HOL ee Gobolka Mudug, Abaadir C\/qaadir Cilmi ayaa soo sheegaya in Xaalad Adag ay ka taagan tahay Gaalkacyo, Shacabkii fara ku tiriska ahaa ee ku harayna ay isaga baxeen magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>\u201cDuqeymaha waxay ku dhacayeen xaafado ka tirsan degmada Gaalkacyo oo ay dhinacyada Dagaalladu u dhexeeya isku-hor-fadhiyeen maalmahii lasoo dhaafay, Waxaana Magaalada ka jirta Xaalad cabsi leh,\u201d ayuu yiri Wariyaha HOL ee Gobolka Mudug Abaadir C\/qaadir.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Maamullada Galmudug iyo Punland ayaan weli ka hadlin dagaalladan iyo Duqeymaha ka socda Magaalada Gaalkacyo, kaasoo u dhexeeya Ciidammo kala taabacsan labadan maamul.<\/p>\n<p><em>Wixii warar ah ee kasoo kordha Dagaalka iyo Duqeymahaan waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee warsom haddii ALLE ogolaado.<\/em><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay, Afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Duqeymahaan, ayaa ku dhacaya qaybo ka mid ah Xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo, ayaa waxaa is-weydaarsanaya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland. Wariyaha HOL ee Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30817,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30816\/revisions\/30817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}