{"id":30800,"date":"2016-10-13T21:46:27","date_gmt":"2016-10-13T18:46:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30800"},"modified":"2016-10-13T21:49:15","modified_gmt":"2016-10-13T18:49:15","slug":"donald-trump-oo-sheegey-in-uu-u-careysanyahey-xubnaha-xisbigiisa-jamhuuriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/donald-trump-oo-sheegey-in-uu-u-careysanyahey-xubnaha-xisbigiisa-jamhuuriga\/","title":{"rendered":"Donald Trump oo sheegey in uu u careysanyahey xubnaha xisbigiisa Jamhuuriga."},"content":{"rendered":"<p>Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee doorashada madaxtinimada dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu si iskiis ah u dhameysan doono todobaadyada ugu danbeeya ee ololahiisa doorashada Madaxtinimada.<\/p>\n<p>Isagoo Arbacadi shalay kula hadlayey Gobolka Florida ee Koofur-bari Dalka Mareykanka, ayuu sheegay Trump in uu aad ugu Careysanyahay Qaar ka mid ah Saaxiibbadiisa Xisbiga Jamhuuriga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Arrintaan ayaa ka danbeysay kadib marki ay qaar badan oo ka mid ah madaxda sare ee xisbiga Jamhuuriga go,aansadeen in aysan u ololeyn doonin Donald Trump, sababo la xiriira fadaaxadii dhawaan kusoo baxday ee la xiriirtay hadalada anshax darrada ahaa ee uu ka sheegay dumarka.<\/p>\n<p>Doorashada madaxtinimada Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay dhacdo bisha November ee soo aadan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail,com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee doorashada madaxtinimada dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu si iskiis ah u dhameysan doono todobaadyada ugu danbeeya ee ololahiisa doorashada Madaxtinimada. Isagoo Arbacadi shalay kula hadlayey Gobolka Florida ee Koofur-bari Dalka Mareykanka, ayuu sheegay Trump in uu aad ugu Careysanyahay Qaar ka mid ah Saaxiibbadiisa Xisbiga Jamhuuriga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30803,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30801,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30800\/revisions\/30801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}