{"id":30797,"date":"2016-10-13T21:35:20","date_gmt":"2016-10-13T18:35:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30797"},"modified":"2016-10-13T21:36:54","modified_gmt":"2016-10-13T18:36:54","slug":"deegaanka-godinlabe-oo-wali-colaadi-ka-taagantaheyhalkee-lagu-kala-suganyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/deegaanka-godinlabe-oo-wali-colaadi-ka-taagantaheyhalkee-lagu-kala-suganyahey\/","title":{"rendered":"Deegaanka Godinlabe oo wali colaadi ka taagantahey\/halkee lagu kala suganyahey?."},"content":{"rendered":"<p>Xiisad Colaadeed, ayaa la sheegayaa in weli ay ka taagan tahay deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud oo ay shalay ku dagaallameen ciidammo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljaamaca.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in weli ciidamadii dagaalladu shalay dhexmareen ay weli isku-hor-fadhiyaan deegaankaas oo qiyaastii 25-km u jira Degmada Cadaado oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Waxaa la sheegayaa inaysan hadda socon Wax Dagaallo ah oo Ciidamada is-hor-fadhiya dhexmaraya, laakiinse waxaa laga baqayaa in dagaallo kale ay deegaankaas ka qarxaan.<\/p>\n<p>Afar ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen dagaalladii shalay dhacay, sidoo kale ay ku dhaawacmeen 10-qof oo kale, kuwaasoo dhammaantood ka tirsanaa ciidamada labada maamul ee dagaallamay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Dadweynihii ku noolaa Deegaanka Godin-labe ayaa la sheegayaa in ay isaga Barakaceen Guryahoodii,\u00a0 waxaana jirta waxyeellooyin shacabka kasoo gaartay dagaalladii shalay dhacay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Maamulka Ahlusuna Waljamaaca ayaa shalay sheegay inay Godinlabe kula Dagaallameen Ciidamada Maamulka Galmudug iyo oo garab-sanaya Xoogag ka tirsan Al-shabaab, inkastoo Galmudug aysan weli dagaalkaas ka hadlin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisad Colaadeed, ayaa la sheegayaa in weli ay ka taagan tahay deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud oo ay shalay ku dagaallameen ciidammo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljaamaca. Wararka ayaa sheegaya in weli ciidamadii dagaalladu shalay dhexmareen ay weli isku-hor-fadhiyaan deegaankaas oo qiyaastii 25-km u jira Degmada Cadaado oo ah xarunta KMG ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30798,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30797\/revisions\/30798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}