{"id":30794,"date":"2016-10-13T21:29:09","date_gmt":"2016-10-13T18:29:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30794"},"modified":"2016-10-13T21:30:04","modified_gmt":"2016-10-13T18:30:04","slug":"dhaqanka-soomaalida-oo-todobaad-loogu-tala-galey-uu-ka-furmey-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhaqanka-soomaalida-oo-todobaad-loogu-tala-galey-uu-ka-furmey-nairobi\/","title":{"rendered":"DHaqanka soomaalida oo todobaad loogu tala galey uu ka furmey Nairobi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa Nairobi Kenya maanta ka bilaabanaya bandhigga todobaadka dhaqanka Soomaalida.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu soo socday oo sanad waliba lagu qabanaayay Somali Heritage Week (Todobaadka Dhaqanka Soomaalida) bandhigiisa caasimada Nairobi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Todobaadka Dhaqanka Soomaalida ayaa wuxuu socon doonaa ilaa 16ka bishaan aanu ku jirno ee Oktoobar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa uu ka dhacayaa tiyaatarka Kenya [Kenya Cultural Centre] ee caasimada Nairobi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Todobaadka dhaqanka Soomalida waxaa lagusoo bandhigi doonaa bandhigyo kala duwan sida bandhig dhaqameed kusaabsan dhamman dhaqanka Soomaaliyeed qaybahiisa kala duwan, farshaxan, buugaag ka hadlaya dhaqanka iwm.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale jiri doonta dood cilmiyeed kusaabsan waxqabadka bulsho weynta Soomaalida.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bandhigga ayaa lacag la&#8217;aan lagu galayaa waxaana isku soo dubba riday maamulka xarunta dhaqanka ee Aw-Jaamac ee xaafada Islii.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Nairobi Kenya maanta ka bilaabanaya bandhigga todobaadka dhaqanka Soomaalida. Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu soo socday oo sanad waliba lagu qabanaayay Somali Heritage Week (Todobaadka Dhaqanka Soomaalida) bandhigiisa caasimada Nairobi. Todobaadka Dhaqanka Soomaalida ayaa wuxuu socon doonaa ilaa 16ka bishaan aanu ku jirno ee Oktoobar. Waxaa uu ka dhacayaa tiyaatarka Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30795,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30794\/revisions\/30795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}