{"id":30791,"date":"2016-10-13T21:21:11","date_gmt":"2016-10-13T18:21:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30791"},"modified":"2016-10-13T21:23:47","modified_gmt":"2016-10-13T18:23:47","slug":"musharaxiin-u-tartamaya-xilka-mweyne-ee-hir-shabeele-oo-barlamaanka-ka-hor-hadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/musharaxiin-u-tartamaya-xilka-mweyne-ee-hir-shabeele-oo-barlamaanka-ka-hor-hadley\/","title":{"rendered":"Musharaxiin u tartamaya xilka M\/weyne ee Hir-shabeele oo Barlamaanka ka hor hadley."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Musharaxiinta u taagan qabashada xil guddoonka baarlamaanka Hirshabeele ayaa xalay khudbado u jeediyay xildhibaanada maamulkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kulan xalay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ay ku yeesheen xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa waxay khudbado kaga dhageysteen musharixiinta guddoonka baarlamaanka ee maamulkaa dhismihiisa uu socdo isu soo sharaxay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kulankaasi ayaa waxaa ka qeyb galay musharixiin u taagan qabashada xilka madaxweynenimo ee maamulka Hirshabeele,guddoomiyaha gobolka Sh\/dhexe iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa isku soo taagay xilka guddoonka sare ee baarlamaanka maamulka Hirshabeele sedex musharax oo kala ah Sh Cismaan Barre,\u00a0 Cali Cabdulle iyo Abuukar Xasan waxaana musharixiintaasi ay jeediyeen khudbado ay kaga hadlayeen waxqabadka ay la imaan doonaan haddii la doorto taasi oo ay dhageysanayeen mudanyaasha baarlamaanka maamulka Hirshabeele.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxaa iyana isu soo taagay qabashada xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad hal musharax oo lagu magacaabo Cabdi Xuseen Geedi, iyadoo sidoo kale guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Hirshabeele ay u sharaxan tahay Canab Axmed Ciise.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee maanta oo khamiis ah ayaa lagu wadaa in xildhibaanadda maamulka Hirshabeele ay doortaan guddoonka baarlamaanka ee maamulkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxiinta u taagan qabashada xil guddoonka baarlamaanka Hirshabeele ayaa xalay khudbado u jeediyay xildhibaanada maamulkaa. Kulan xalay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ay ku yeesheen xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa waxay khudbado kaga dhageysteen musharixiinta guddoonka baarlamaanka ee maamulkaa dhismihiisa uu socdo isu soo sharaxay. Kulankaasi ayaa waxaa ka qeyb galay musharixiin u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30792,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30791\/revisions\/30792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}