{"id":30788,"date":"2016-10-12T23:28:12","date_gmt":"2016-10-12T20:28:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30788"},"modified":"2016-10-12T23:29:17","modified_gmt":"2016-10-12T20:29:17","slug":"gobolka-hiiraan-oo-ay-kasoo-baxayaan-warar-dheeraad-ah-dad-lagu-laayey-deegaanka-ceel-cali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolka-hiiraan-oo-ay-kasoo-baxayaan-warar-dheeraad-ah-dad-lagu-laayey-deegaanka-ceel-cali\/","title":{"rendered":"Gobolka Hiiraan oo ay kasoo baxayaan warar dheeraad ah dad lagu laayey deegaanka Ceel-Cali."},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro dad ah oo dagaalyahannada Al-shabaab ku dilleen deegaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan halkaa oo\u00a0maalintii shalay ay isaga baxeen ciidammada Itoobiya.<\/p>\n<p>Dadkan la laayay oo la sheegay in qaarkood la Gowracay, ayaa waxaa ka mid ah Odayaal-dhaqameed da&#8217; ah, ganacsato iyo dadka kale oo lagu eedeeyay in ay macaamil ama xiriir la lahaayeen ciidammadii halkaa isaga baxay.<\/p>\n<p>Ka hor inta aan la dilay dadkan ayaa la sheegay in leysugu geeyay mid ka mid ah godadkii dhufeysyada u ahaa ciidammadii Itoobiya ee halkaa isaga baxay, kaddib -na halkaa lagu gowracay.<\/p>\n<p>Saddex ka mid ah Magacyada dadkan la dilay oo ay HOL heshay ayaa kala ahaa Maxamed Bir-qaad, Maxamed Cismaan Aadan iyo Aadan Muxumed Cabdi oo ka mid ahaa\u00a0Shacabka Deegaanka sida weyn looga yaqaannay, Qaarkoodna halkaas ku lahaa goobo ganacsi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Shacabka deegaankaas,\u00a0ayaa siweyn uga Murugooday dhacdadan lagu dilay Dadkaan shacabka ah. Dhanka kale walaac badan laga muujinayaa halka ay ku danbeeyeen dadka kale oo ay xoogagga ka qafaasheen deegaanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro dad ah oo dagaalyahannada Al-shabaab ku dilleen deegaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan halkaa oo\u00a0maalintii shalay ay isaga baxeen ciidammada Itoobiya. Dadkan la laayay oo la sheegay in qaarkood la Gowracay, ayaa waxaa ka mid ah Odayaal-dhaqameed da&#8217; ah, ganacsato iyo dadka kale oo lagu eedeeyay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30788","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30788"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30788\/revisions\/30789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}