{"id":30779,"date":"2016-10-12T21:40:32","date_gmt":"2016-10-12T18:40:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30779"},"modified":"2016-10-12T21:41:33","modified_gmt":"2016-10-12T18:41:33","slug":"dawlada-federalka-oo-sheegtey-in-gaalkacyo-la-geynayo-ciidamo-awood-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dawlada-federalka-oo-sheegtey-in-gaalkacyo-la-geynayo-ciidamo-awood-leh\/","title":{"rendered":"Dawlada Federalka oo sheegtey in Gaalkacyo la geynayo Ciidamo awood leh."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo weli ay Xiisado Colaadeed oo Galmudug iyo Puntland u dhexeeya ay ka jiraan Magaalada Gaalkacyo, ayay Dowladda Somalia, Waxay amar ku bixisay in degmadaas la geeyo ciidammo ka socda Xukuumadda Somalia, si looga hor-tago xiisadaha iyo dagaalada weli ka sii soconaya magaaladaas.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] ayaa xusay in taliyaasha ciidamada la farayo inay ciidammo geeyaan Gaalkacyo si aanay mar kale uga dhicin colaado uu dhiig ku daadto.<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda Somalia waxay fartay taliyeyaasha kala duwan ee ciiamada in ay geeyaan Gaalkacyo ciidmmo awood leh, si colaadda loo hakiyo,\u201d ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa xusay in Dowladda Somalia ay Wax-garadka kala duwan ee magaaladaas ugu baaqayso inay ka qayb-qaataan sidii loo joojin lahaa colaadda uu dhiigga Soomaaliyeed ku daadanayo.<\/p>\n<p>\u201cDowladdu way la xisaabtamaysaa madaxda Maamullada dagalallada weli ka socda Gaalkacyo ay u dhexeeyaan, sida C\/weli Gaas iyo C\/kariin Xuseen oo kala hoggaamiya labadan maamul,\u201d\u00a0 ayuu hadalkiisa ku daray Maareeye.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegayaa iyadoo ay Magaalada Gaalkacyo ka barakaceen dhammaan shacabkii ku noolaa, iyadoo lagu soo warramayo maanta in weli laga maqalayo gudaha magaaladaas rasaas goos-goos ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo weli ay Xiisado Colaadeed oo Galmudug iyo Puntland u dhexeeya ay ka jiraan Magaalada Gaalkacyo, ayay Dowladda Somalia, Waxay amar ku bixisay in degmadaas la geeyo ciidammo ka socda Xukuumadda Somalia, si looga hor-tago xiisadaha iyo dagaalada weli ka sii soconaya magaaladaas. Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] ayaa xusay in taliyaasha ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30780,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30779\/revisions\/30780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}