{"id":30771,"date":"2016-10-12T21:09:12","date_gmt":"2016-10-12T18:09:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30771"},"modified":"2016-10-12T21:12:21","modified_gmt":"2016-10-12T18:12:21","slug":"soomaaliya-oo-lagu-waramayo-in-uu-ka-furmey-suuq-madaw-dhanka-hubka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/soomaaliya-oo-lagu-waramayo-in-uu-ka-furmey-suuq-madaw-dhanka-hubka-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo lagu waramayo in uu ka furmey Suuq madaw dhanka hubka ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wakaalada wararka ee Reuters ayaa maanta qortay maqaal ay ku baahisay in hub dawlada Soomaaliya loo soo dajiyay haatan lagu kala iibsanaayo suuq madow gudaha caasimada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wakaalada wararka ayaa labo diblomaasi arinkaa ka soo xigatay oo ay sheegeen inuu xadgudub ku yahay cunaqabataynta hubka. Cunaqabatayntaa ayaa qeyb la qaaday sanadkii 2013 si dawlada hub loogu soo dajiyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee labada diblomaasi ayaa diiday in magacyadooda la baahiyo ama la qoro arintaasi sida ay xasaasi u tahay darteed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Reuters waxay sheegtay in sargaal ka tirsan dawlada federaalka ah ee Soomaaliya uu qiray in waxoogaa hub ah oo dawlada laga xaday suuqyada lagu gado.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Ma inkiraayo anigu in ay jiraan xoogaa xaalado ah oo dhinaceena ka dhaca laakiin joogto maahan&#8217;. ayuu yiri Aweys Xaaji Yuusuf oo madaxtooyada ka tirsan sida Rauters ay maanta daabacday.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saraakiisha QM waa ay diideen in arinkaan la xiriira hubka ay ka hadlaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada wararka ee Reuters ayaa maanta qortay maqaal ay ku baahisay in hub dawlada Soomaaliya loo soo dajiyay haatan lagu kala iibsanaayo suuq madow gudaha caasimada Muqdisho. Wakaalada wararka ayaa labo diblomaasi arinkaa ka soo xigatay oo ay sheegeen inuu xadgudub ku yahay cunaqabataynta hubka. Cunaqabatayntaa ayaa qeyb la qaaday sanadkii 2013 si dawlada hub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30773,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30771\/revisions\/30772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}