{"id":30768,"date":"2016-10-12T18:37:57","date_gmt":"2016-10-12T15:37:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30768"},"modified":"2016-10-12T18:40:34","modified_gmt":"2016-10-12T15:40:34","slug":"xaaladaha-amni-daro-ee-soomaaliya-kusoo-kordhey-shir-lagaga-hadlayo-oo-nairobi-kenya-lagu-qabanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/xaaladaha-amni-daro-ee-soomaaliya-kusoo-kordhey-shir-lagaga-hadlayo-oo-nairobi-kenya-lagu-qabanayo\/","title":{"rendered":"Xaaladaha Amni daro ee Soomaaliya kusoo kordhey shir lagaga hadlayo oo Nairobi kenya lagu qabanayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shir ku saabsan xaaladihii ammaan darro ee dhawaan Soomaaliya ka dhacay ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco Nairobi, caasimada Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shirkaa ayaa waxaa kasoo qeyb galaya hayadaha samafalka iyo laamo ka tirsan QM. Shirkaa ayaa waxaa lagu falanqeyn doonaa gaar ahaan dhacdooyinkii amni darro ee labadii asbuuc ee la soo dhaafay ka dhacay Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qodobada shirka ayaa waxaa ku jira duqeyntii\u00a0 diyaaradaha dagaalka ee Mareykanku ku dileen 22 askari oo Galmudug ciidamadeeda ka tirsanaa, dagaalkii dhawaan ciidamada Puntland iyo Galmudug Gaalkacyo ku dhexmaray, iyo labo oday dhaqameed oo lagu dilay meelo kala duwan oo dalka ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Labada oday ayaa mid Muqdisho lagu dilay midna Baardheere, gobolka Gedo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kaloo shirka lagu soo qaadi doonaa shirka Jawhar iyo maamul u samaynta Hiiraan ee Baladweyne ka socota, beelaha Biyamaal iyo Digil ee Shabeelaha Hoose oo samaynaya ciidamo u gaar ah oo la dagaalama Al-Shabaab, iyo Bah-hararsame oo ah laf ka tirsan Dhulbahante iyo beelaha Qayaad dagaalo dhawaan ku dhex maray gobolka Sool.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ku saabsan xaaladihii ammaan darro ee dhawaan Soomaaliya ka dhacay ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco Nairobi, caasimada Kenya. Shirkaa ayaa waxaa kasoo qeyb galaya hayadaha samafalka iyo laamo ka tirsan QM. Shirkaa ayaa waxaa lagu falanqeyn doonaa gaar ahaan dhacdooyinkii amni darro ee labadii asbuuc ee la soo dhaafay ka dhacay Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30768\/revisions\/30769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}