{"id":3075,"date":"2011-09-14T14:14:49","date_gmt":"2011-09-14T14:14:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3075"},"modified":"2011-09-14T14:14:49","modified_gmt":"2011-09-14T14:14:49","slug":"xarakada-al-shabaab-ee-jubbooyinka-oo-dib-u-dhis-ku-sameesay-buundadii-wirkooy-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/xarakada-al-shabaab-ee-jubbooyinka-oo-dib-u-dhis-ku-sameesay-buundadii-wirkooy-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab Ee Jubbooyinka oo Dib u dhis Ku Sameesay Buundadii Wirkooy (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/bundo2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3078\" title=\"bundo2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/bundo2-300x192.jpg\" alt=\"\" width=\"358\" height=\"228\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Maamuulka gobolada Jubbooyinka ayaa dib udhis ku sameysay Buunadada deegaanka <strong>Wirkooley<\/strong> oo muddo ka badan 20-sano aan la isticmaalin.<\/p>\n<p>Lacago Aad u Badan ayaa ku baxday dhismaha buundadan muhiimka u ah isku socodka gaadiidka dadweynaha, Ganacsiga iyo Beeraha dalka Soomaaliya iyo waliba wax waliba Oo Ay U isticmaalaan dadweynaha.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/bundo-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3079\" title=\"bundo 1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/bundo-1-300x192.jpg\" alt=\"\" width=\"353\" height=\"236\" \/><\/a><\/p>\n<p>Munaasabad ballaaran oo lagu furayay Buundada Wirkooley oo ay ka qeyb galeen mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulada Gobolada jobooyinka ayaa maanta ka dhacday isla deegaanka Wirkoooley, Mamulka Jubbooyinka<\/p>\n<p><strong>Sheekh Abuukar Cali Aaden<\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/p>\n<p><\/strong>oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in maamulka Kumanaan dollar ku bixisay dhismaha buundadaasi muhiimka ah iyadoo kaashanaysa ganacsatada Jubbada Hoose Iyo waliba Shirkada Ka howlgalay Gobolkaaasi.<\/p>\n<p>Buundadan waxaa loogu magac daray Halyeygii Islaamka <strong>Salaaxudiin Al-ayuubi <\/strong>waxaana labedelay magaca Nin gaal talyaani ah oo horay u dhisay buundada.<\/p>\n<p>Arrintani waxay qeyb ka tahay wax uqabadka shacabka soomaaliyeed dhan walba kahor marinayso Iyo waliba Amaankooda ay Sugayaan Xarakada Mujaahidiinta al-shabaab.<strong><span style=\"color: #800000;\"><span style=\"color: #800000;\"><span style=\"color: #800000;\"><font style=\"color: #800000;\" color=\"#800000\">W\/D<\/p>\n<p><\/font>:<span style=\"color: #ff0000;\">Axmed<\/span> <span style=\"color: #800080;\">Cabdi<\/span> <span style=\"color: #ff00ff;\">Axmed<\/span> (<span style=\"color: #0000ff;\">Axmed<\/span> <font color=\"#00ff00\">Saacid)<\/font><\/span><span style=\"color: #00ff00;\">\u00a0<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Maamuulka gobolada Jubbooyinka ayaa dib udhis ku sameysay Buunadada deegaanka Wirkooley oo muddo ka badan 20-sano aan la isticmaalin. Lacago Aad u Badan ayaa ku baxday dhismaha buundadan muhiimka u ah isku socodka gaadiidka dadweynaha, Ganacsiga iyo Beeraha dalka Soomaaliya iyo waliba wax waliba Oo Ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3075","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3080,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3075\/revisions\/3080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}