{"id":30733,"date":"2016-10-11T21:03:51","date_gmt":"2016-10-11T18:03:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30733"},"modified":"2016-10-12T04:41:34","modified_gmt":"2016-10-12T01:41:34","slug":"cwali-gaas-oo-is-bedel-ku-sameeyey-liiska-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/cwali-gaas-oo-is-bedel-ku-sameeyey-liiska-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"C\/wali Gaas Oo Is Bedel Ku Sameeyey Liiska Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<div class=\"single_post_title heading_post_title\">\n<h1 class=\"entry-title single-post-title heading_post_title\">Wararka nagasoo gaaraya xarunta madaxtooyaa Puntland ayaa sheegay inuu madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali dib uga laabtay liiska aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii guddiga doorashada Soomaaliya ay dib ugusoo celiyeen iyagoo walaac xoogan ka muujinayay qoondada haweenka laga siiyayaqalka sare.<\/h1>\n<\/div>\n<div class=\"post_content\">\n<p>Hadaba, madaxweyne Gaas ayaa la sheegay inuu haweenka siiyay labo kursi oo ay kaligood ku tartamaan, taasoo qeyb kamid ah heshiiskii madasha qaran ee lagu xaqiijinayay qoondada haweenka.<\/p>\n<p>Xubno katirsan guddiga doorashada heer Puntland ayaa u sheegay Puntandnews inay madaxweynaha ka sugayaan liis cusub oo aan kii hore ahayn, iyadoo kadibna loo gudbindoono guddiga doorashada heer federal.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, fadhi maanta lagu waday inay yeeshaan barlamaanka Puntland ayaa\u00a0baaqday, kadib markii loo sheegay inuu madaxweynuhu wax ka badal ku sameynayo liiska aqalka sare, iyadoo barlamaanku uu qorshaynayay in la horkeeno liiska xubnaha aqalk sare<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka nagasoo gaaraya xarunta madaxtooyaa Puntland ayaa sheegay inuu madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali dib uga laabtay liiska aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii guddiga doorashada Soomaaliya ay dib ugusoo celiyeen iyagoo walaac xoogan ka muujinayay qoondada haweenka laga siiyayaqalka sare. Hadaba, madaxweyne Gaas ayaa la sheegay inuu haweenka siiyay labo kursi oo ay kaligood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30733"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30759,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30733\/revisions\/30759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}