{"id":30723,"date":"2016-10-11T20:15:32","date_gmt":"2016-10-11T17:15:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30723"},"modified":"2016-10-12T04:48:50","modified_gmt":"2016-10-12T01:48:50","slug":"dagaalka-gaalkacyo-oo-sii-xoogeysanaya-iyo-dadka-deegaanka-oo-ka-barakaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dagaalka-gaalkacyo-oo-sii-xoogeysanaya-iyo-dadka-deegaanka-oo-ka-barakaya\/","title":{"rendered":"Dagaalka Gaalkacyo Oo Sii Xoogeysanaya Iyo Dadka Deegaanka Oo Ka Bilowday Barakac Baahsan."},"content":{"rendered":"<p>Barakac xooggan ayaa laga soo sheegayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo maalmihii dhawaa ay dagaallo ka socdeen.<\/p>\n<p>Magaalada ayaa waxaa ku dagaalamayey maleeshiyo kasoo kala jeedaa maamulada Puntland iyo Galmudug ee kala dega waqooyiga iyo koonfurta magaalada.<\/p>\n<p>Xaafado badan oo magaalada ka mid ah ayaa iminka haawanaya, ayada oo dadka magaalada ka qaxaya ay ka cabsi qabaan inay dagaalada magaalada ay saameyn ku yeeshaan.<\/p>\n<p>Dadka qaar ayaa sheegay inay degeen meelo banaan ah oo magaalada ka baxsan oo aad u kulul.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/becco-15\/\" rel=\"attachment wp-att-30689\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30689\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/salaam-bank-22\/\" rel=\"attachment wp-att-30690\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30690\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gobolada-dalka-itoobiya-oo-dhamaantood-xukuumada-dalkaasi-sheegtey-in-amnigooda-la-adkeynayo\/tabaarak-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30691\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30691\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barakac xooggan ayaa laga soo sheegayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo maalmihii dhawaa ay dagaallo ka socdeen. Magaalada ayaa waxaa ku dagaalamayey maleeshiyo kasoo kala jeedaa maamulada Puntland iyo Galmudug ee kala dega waqooyiga iyo koonfurta magaalada. Xaafado badan oo magaalada ka mid ah ayaa iminka haawanaya, ayada oo dadka magaalada ka qaxaya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30723"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30765,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30723\/revisions\/30765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}