{"id":30673,"date":"2016-10-09T19:56:56","date_gmt":"2016-10-09T16:56:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30673"},"modified":"2016-10-09T19:58:10","modified_gmt":"2016-10-09T16:58:10","slug":"cabashooyinka-ay-soo-jeedinayaan-beelaha-qaarkood-oo-gudiga-doorashooyinku-ku-taliyeen-in-xal-loo-helo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/cabashooyinka-ay-soo-jeedinayaan-beelaha-qaarkood-oo-gudiga-doorashooyinku-ku-taliyeen-in-xal-loo-helo\/","title":{"rendered":"Cabashooyinka ay soo jeedinayaan beelaha qaarkood oo gudiga doorashooyinku ku taliyeen in xal loo helo."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa ku baaqay mar kale in la xalliyo Cabashada ka imaanaysa Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Waqooyiga Soomaaliya ee loo yaqaanno Somaliland.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa ka keenay Cabasho Saami-qaybsiga Xubanaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia, iyagoo dhawaan shaaciyay inay qaadaceen in Aqalka Sare ee Baarlamaanka ay ka mid noqdaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Sannadkan 2016, Avv. Cumar Maxamuud Dhagey oo la hadlay Warbaahinta &#8211; ayaa ku baaqay in wax laga qabto Cabashada Xubnaha kasoo jeeda Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hadalka Avv. Cumar Dhageey ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Xubnaha Somaliland kasoo jeeda ee ku jira Dowladda Federaalka ay \u00a0Muqdisho ka sheegeen inaysan xubno metela ku yeelanayn Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ay ku yeelanayaan Xubnaha Somaliland kasoo jeeda, ayaa la Go\u2019aamiyay in lagu soo Xulo Muqdisho, taas oo sabab looga dhigay inaan la\u00a0 tegi karin Somaliland oo gooni-isku-taag ku dhawaaqday.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Soo-jeedinta Guddiga Doorashooyinka Dadban ee ku aaddan in la xalliyo cabashada xubnaha kazoo jeeda Somaliland, ayaa waxay imaanaysaa xilli maamullada ka jira dalka\u00a0ay inta badan soo gudbiyeen xubnaha ku metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/stcloud-meneapols-oo-sabtidii-shaley-uu-ka-dhacey-banaanbax-lagu-muujinayo-midnimada-bulshooyinka\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30652\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30652\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/stcloud-meneapols-oo-sabtidii-shaley-uu-ka-dhacey-banaanbax-lagu-muujinayo-midnimada-bulshooyinka\/salaam-bank-21\/\" rel=\"attachment wp-att-30653\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30653\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/stcloud-meneapols-oo-sabtidii-shaley-uu-ka-dhacey-banaanbax-lagu-muujinayo-midnimada-bulshooyinka\/tabaarak-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30654\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30654\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa ku baaqay mar kale in la xalliyo Cabashada ka imaanaysa Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Waqooyiga Soomaaliya ee loo yaqaanno Somaliland. Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa ka keenay Cabasho Saami-qaybsiga Xubanaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia, iyagoo dhawaan shaaciyay inay qaadaceen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30675,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30674,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30673\/revisions\/30674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}