{"id":30641,"date":"2016-10-08T17:40:06","date_gmt":"2016-10-08T14:40:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30641"},"modified":"2016-10-08T17:41:45","modified_gmt":"2016-10-08T14:41:45","slug":"gudiga-doorashooyinka-puntland-oo-soo-bandhigey-shuruudaha-musharaxiinta-barlamaanka-iyo-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/gudiga-doorashooyinka-puntland-oo-soo-bandhigey-shuruudaha-musharaxiinta-barlamaanka-iyo-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Gudiga doorashooyinka Puntland oo soo bandhigey shuruudaha musharaxiinta barlamaanka iyo aqalka sare."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashooyinka dadban ee Puntland ayaa soo saaray Maanta Warsaxaafadeed ay sharuudadaha laga doonayo xubnaha u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia ku sharraxan yihiin.<\/p>\n<p><strong>Shuruudaha looga baahan yahay Codsadaha Musharaxnimada, waxay kala yihiiin;<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Yahay muwaadin Soomaali ah<br \/>\n2. jiraa ugu yaraan da,da 25 sano maalinta doorashada<br \/>\n3. uu haystaah shahaado dugsi sare ama khibrad u dhigantah<br \/>\n4. kamid ahayn GDGHDD ama ergada doorashooyika<br \/>\n5. Uu kamid yahay beesha kursiga iska leh<br \/>\n6. in heer maxkamadeed lagu xukumin danbi uu galay 5-tii sano ee la soo dhaafay<br \/>\n7. heer maxkamadeed lagu xukumin danbi uu galay 5-tii sano ee la soo dhaafay<br \/>\n8. Dhigida koontada GDGHDD lacag dhan $ 10,000 Raga,( $ 5000)dumarka musharaxiinta aqalka sare.<br \/>\n9. Dhigida koontada GDGHDD lacag dhan $ 5000 Ragga,(2500) Dumarka musharaxiinta golaha shacabka.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Soo Gudbinta Codsiga Musharraxnimada ayaa ah;<\/strong><\/p>\n<p>Xubin walba oo doonaya inuu codsado musharaxnimo waa inuu buuxiyaa arjiga codsadaha ee GDGHDD Ujeedkaan u Ansixiyey, uuna soo gudbiyo dukumiintiyada hoos ku xusan ee taageeraya musharaxnimada.<\/p>\n<ol>\n<li>Arjiga codsiga oo la buuxiyey,GDGHDD ay an sixisay<br \/>\n2. Koobiga aqoonsi,warqada dhalashada ama baasaboor.<br \/>\n3. Shahaado dugsi sare ama warqad rasmi ah oo ka socota hay,ad horay u shaqaalaysiisay<br \/>\n4. Rasiid bangiga oo cadaynay bixinta lacagta musharaxnimada oo aan dib loogu soo celin doonin musharaxa ee dhan $10,000 Ragga,($ 5000) dumarka aqalka sare,$ 5000 Ragga,($ 2500)dumarka aqalka hoose,lagu shubay koontada ay samaysatay GDGHDD uu musharaxu iska diiwaan galinaayo.<br \/>\n5. Saxiixa xeerka anshaxa..<\/li>\n<li>warsom2011@gmail.com<\/li>\n<li><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/30612\/becco-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30616\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashooyinka dadban ee Puntland ayaa soo saaray Maanta Warsaxaafadeed ay sharuudadaha laga doonayo xubnaha u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia ku sharraxan yihiin. Shuruudaha looga baahan yahay Codsadaha Musharaxnimada, waxay kala yihiiin; Yahay muwaadin Soomaali ah 2. jiraa ugu yaraan da,da 25 sano maalinta doorashada 3. uu haystaah shahaado dugsi sare ama khibrad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30642,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30641\/revisions\/30642"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}