{"id":30638,"date":"2016-10-08T17:14:58","date_gmt":"2016-10-08T14:14:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30638"},"modified":"2016-10-08T17:23:13","modified_gmt":"2016-10-08T14:23:13","slug":"meel-kontorol-ah-oo-qarax-ka-dhaceymaxaa-khasaare-ah-dhimasho-iyo-dhaawac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/meel-kontorol-ah-oo-qarax-ka-dhaceymaxaa-khasaare-ah-dhimasho-iyo-dhaawac\/","title":{"rendered":"Meel kontorol ah oo Qarax ka dhacey\/maxaa khasaare ah dhimasho iyo dhaawac?."},"content":{"rendered":"<p>Sida warar xaqiiq ahi nagu soo gaarayaan waxaa qarax qarsoodi ah la dhigey meel kontorol ah oo lagu magacaabo aargada deyniile la dhigey labo qarax kuwaasoo mid kamid ahi qarxey iyadoo la sheegayo in kii kale la fashiliyey.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la sheegayaa in hal askeri ku dhintey halka ugu yaraan hal askeri kale iyo qof rayid ah oo goobta ka ag dhawaa ay ku dhaawacmeen,iyadoo goobta ay soo gaareen ciidamada amniga,lamana sheegin cid loo qabtey.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey oo qaraxyo sidan oo kale ah lala beegsado askarta Amisom iyo kuwa dawladda federalka ah waxaana si qarsoodi ah loogu aasaa dhulka iyadoon laga war heyna inta meel muuqata loo fariisto la qarxiyo marka tiro ciidamo ahi ku kulmaan goobta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/30612\/becco-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30616\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida warar xaqiiq ahi nagu soo gaarayaan waxaa qarax qarsoodi ah la dhigey meel kontorol ah oo lagu magacaabo aargada deyniile la dhigey labo qarax kuwaasoo mid kamid ahi qarxey iyadoo la sheegayo in kii kale la fashiliyey. Qaraxa ayaa la sheegayaa in hal askeri ku dhintey halka ugu yaraan hal askeri kale iyo qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30640,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30639,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30638\/revisions\/30639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30640"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}