{"id":30631,"date":"2016-10-08T16:24:15","date_gmt":"2016-10-08T13:24:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30631"},"modified":"2016-10-08T16:27:02","modified_gmt":"2016-10-08T13:27:02","slug":"nairobi-oo-diyaar-garaw-loogu-jiro-todobaadka-dhaqanka-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/nairobi-oo-diyaar-garaw-loogu-jiro-todobaadka-dhaqanka-soomaalida\/","title":{"rendered":"Nairobi oo diyaar garaw loogu jiro todobaadka dhaqanka Soomaalida."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa Nairobi ka socda diyaar garow loogu jiro bandhigga todobaadka dhaqanka Soomaalida oo asbuuca dambe la qaban doono.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu soo socday oo sanad waliba lagu qabanaayay Somali Heritage Week (Todobaadka Dhaqanka Soomaalida) bandhigiisa caasimada Nairobi. Todobaadka dhaqanka ayaa iminka lagu wadaa in la qabto 13ka bishaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa uu ka dhici doonaa tiyaatarka Kenya [Kenya Cultural Centre] ee caasimada Nairobi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Todobaadka dhaqanka Soomalida waxaa lagusoo bandhigi doonaa bandhigyo kala duwan sida bandhig dhaqameed kusaabsan dhamman dhaqanka Soomaaliyeed qaybahiisa kala duwan, farshaxan, buugaag ka hadlaya dhaqanka iwm.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale jiri doonta dood cilmiyeed kusaabsan waxqabadka bulsho weynta Soomaalida.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bandhigga ayaa lacag la&#8217;aan lagu galayaa waxaana isku soo dubba riday maamulka xarunta dhaqanka ee Aw Jaamac ee xaafada Islii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/30612\/becco-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30616\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Nairobi ka socda diyaar garow loogu jiro bandhigga todobaadka dhaqanka Soomaalida oo asbuuca dambe la qaban doono. Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu soo socday oo sanad waliba lagu qabanaayay Somali Heritage Week (Todobaadka Dhaqanka Soomaalida) bandhigiisa caasimada Nairobi. Todobaadka dhaqanka ayaa iminka lagu wadaa in la qabto 13ka bishaan. Waxaa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30632,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30631\/revisions\/30632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}