{"id":30628,"date":"2016-10-08T16:03:34","date_gmt":"2016-10-08T13:03:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30628"},"modified":"2016-10-08T16:06:49","modified_gmt":"2016-10-08T13:06:49","slug":"dhawwrkii-bilood-ee-la-soo-dhaafey-9-qof-gar-gaar-shaqaale-ah-oo-soomaaliya-lagu-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhawwrkii-bilood-ee-la-soo-dhaafey-9-qof-gar-gaar-shaqaale-ah-oo-soomaaliya-lagu-diley\/","title":{"rendered":"DHawwrkii bilood ee la soo dhaafey 9 qof gar gaar shaqaale ah oo Soomaaliya lagu diley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Sagaal ka tirsanaa shaqaalaha samafalka ayaa Soomaaliya lagu dilay sagaalkii bilood ee la soo dhaafay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warbixin ay soo saadhay QM ayaa sidaa lagu xusay. Xafiiska OCHA ee QM ayaa warkaa uu kasoo baxay gaar ahaan shalay Jimcihii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale warbixintaasi xustay in 11 kale oo ka tirsanaa shaqaalaha samafalka bilahaa lagu dhaawacay gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Badbaadada shaqaalaha iyo ammaanka ayaa ah wali walaac weyn,&#8221; xogta ayaa sidaa lagu yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ayaa wali dhibaatooyin ka dhacaan dhanka ammaanka ah inkastoo ay haatan kasoo baxayso rubuc qarni dagaal sokeeye ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/30612\/becco-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30616\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Sagaal ka tirsanaa shaqaalaha samafalka ayaa Soomaaliya lagu dilay sagaalkii bilood ee la soo dhaafay. Warbixin ay soo saadhay QM ayaa sidaa lagu xusay. Xafiiska OCHA ee QM ayaa warkaa uu kasoo baxay gaar ahaan shalay Jimcihii. Waxaa sidoo kale warbixintaasi xustay in 11 kale oo ka tirsanaa shaqaalaha samafalka bilahaa lagu dhaawacay gudaha Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30629,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30628\/revisions\/30629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}