{"id":30622,"date":"2016-10-08T15:22:27","date_gmt":"2016-10-08T12:22:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30622"},"modified":"2016-10-08T15:24:04","modified_gmt":"2016-10-08T12:24:04","slug":"dagaalkii-shaley-ka-dhacey-duleedka-gaalkacyo-oo-barakac-ka-dhashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dagaalkii-shaley-ka-dhacey-duleedka-gaalkacyo-oo-barakac-ka-dhashey\/","title":{"rendered":"Dagaalkii shaley ka dhacey duleedka gaalkacyo oo barakac ka dhashey."},"content":{"rendered":"<p>Barakac baahsan ayaa ka dhashay dagaalkii shalay ku dhex maray ciidamada Puntland iyo Galmudug duleedka Gaalkacyo.<br \/>\nBarakacayaasha xeryaha barakaceyaasha ee duleedka magaaladaa ah ayaa qaarkood la sheegay inay u sii barakaceen gudaha magaalada. Qaar badan oo barakaceyaashaa ah ayaa hase ahaatee door biday inay joogaan guryahooda isla xeryahaa inkastoo dirirtu halkii ay ka dhacaysay ay ku dhawaayeen.<br \/>\nDagaalka ayaa ka dhashay muran ku saabsan dhisme laga dhisay meel ku dhow xadka u dhexeeya labada dawlad goboleed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saaka ayaa hase ahaatee magaaladu daggan tahay ayadoo shalay dagaalku wax yar kadib uu u istaagay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/30612\/becco-14\/\" rel=\"attachment wp-att-30616\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30616\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barakac baahsan ayaa ka dhashay dagaalkii shalay ku dhex maray ciidamada Puntland iyo Galmudug duleedka Gaalkacyo. Barakacayaasha xeryaha barakaceyaasha ee duleedka magaaladaa ah ayaa qaarkood la sheegay inay u sii barakaceen gudaha magaalada. Qaar badan oo barakaceyaashaa ah ayaa hase ahaatee door biday inay joogaan guryahooda isla xeryahaa inkastoo dirirtu halkii ay ka dhacaysay ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30624,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30622\/revisions\/30623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}