{"id":30599,"date":"2016-10-06T20:50:10","date_gmt":"2016-10-06T17:50:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30599"},"modified":"2016-10-06T20:53:26","modified_gmt":"2016-10-06T17:53:26","slug":"abaaro-iyo-biyo-laaan-soo-kordheysa-oo-puntland-kulan-deg-deg-ah-ka-yeelatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/abaaro-iyo-biyo-laaan-soo-kordheysa-oo-puntland-kulan-deg-deg-ah-ka-yeelatey\/","title":{"rendered":"Abaaro iyo biyo la&#8217;aan soo kordheysa oo Puntland kulan deg deg ah ka yeelatey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Puntland \u00a0ayaa waxaa isugu yimid dhammaan hay\u2019adaha kala duwan ee caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka hawl gala Puntland.<br \/>\nKulankaas ayaa ku saabsanaa abaaraha saamaynta ba&#8217;an ku haya qeybo badan oo ka tirsan Puntland.<br \/>\nHay\u2019ada dowliga ah ee Puntland u qaabilsan ka hortagga musiibooyinka iyo maarayntooda ayaa sidoo kale kasoo qeyb gashay shirkaa. Waxaa kulankaa sidoo kale kasoo qeyb galay madaxweyne C\/Wali Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku-xigeenka.<br \/>\nUjeedada kulanka dag daga ah ayaa ahaa in qorshe cad laga sii yeesho dowlada iyo hay\u2019adahaba abaaraha iyo biyo la\u2019aanta laga soo sheegayo qaybo ka mid ah deegaanada Puntland iyadoona madaxwayne Gaas si rasmi ah ugu dhawaaqay in Puntland ay ka jiraan abaaro soo food saaray iyo biyo yaraan u baahan gurmad dag dag ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay in loo wada diyaar garoobo ka hortagida khatarta soo food leh wuxuuna beesha caalamka ka codsaday inay gurmad la soo gaadho dadka tabaalaysan inta aysan xaaladu ka sii fogaan maanta meesha ay taagan tahay.<\/p>\n<p>Kulankan oo ay hay\u2019adaha caalamiga ah iyo dowladuba u dhammaayeen ayaa laysla gartay in jawaab dag dag ah laga wada bixiyo arintaa.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor waxaa ka dhacay guud ahaanba deegaanada Puntland roobdoon guud oo Alle bari ahaa si rabbi kulaylka uga dul qaado bulshada tabalaysan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Puntland \u00a0ayaa waxaa isugu yimid dhammaan hay\u2019adaha kala duwan ee caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka hawl gala Puntland. Kulankaas ayaa ku saabsanaa abaaraha saamaynta ba&#8217;an ku haya qeybo badan oo ka tirsan Puntland. Hay\u2019ada dowliga ah ee Puntland u qaabilsan ka hortagga musiibooyinka iyo maarayntooda ayaa sidoo kale kasoo qeyb gashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30599"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30600,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30599\/revisions\/30600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}