{"id":30595,"date":"2016-10-06T20:00:36","date_gmt":"2016-10-06T17:00:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30595"},"modified":"2016-10-06T20:20:31","modified_gmt":"2016-10-06T17:20:31","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-weerarkii-mindida-uu-geystey-nin-soomaali-mareykan-ahaa-booliska-st-cloudna-toogteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-weerarkii-mindida-uu-geystey-nin-soomaali-mareykan-ahaa-booliska-st-cloudna-toogteen\/","title":{"rendered":"Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya weerarkii mindida uu geystey nin soomaali mareykan ahaa booliska st-cloudna toogteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Saraakiisha booliska ee St. Cloud MN Mareykanka ayaa bixiyay xog dheeraad ah oo ku saabsan weerarkii mindida ee suuqa laga dukaameysto ka dhacay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weerarkaa ayaa waxaa geystay nin Soomaali Mareykan ahaa kaasoo nin boolis ah uu toogasho ku dilay 17kii bishii lasoo dhaafay. Haatan ayaa waxaa sidoo kale arinkaa baaritaan lagu sameeyay inay ka hadlaan isku dayaya hayadaha dawliga ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowr iyo toban qof ayaa weerarkaa ku dhaawacmay. Duqa magaalada St. Cloud Dave Kleis, taliyaha booliska ee magaaladaa Blair Anderson iyo masuuliyiin kale ayaa ka hadli doona arinkaa iyo baaritaan lagu sameeyay abbaare 10:30 subaxnimo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ninka Soomaaliga ahaa oo la oran jiray Daahir Aadan ayaa kasoo qaxay Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weerarkaa markii uu dhacay wax yar kadib ayaa jabhada Daacish ay sheegatay in ayadu ay ka dambeysay weerarkaa.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha booliska ee St. Cloud MN Mareykanka ayaa bixiyay xog dheeraad ah oo ku saabsan weerarkii mindida ee suuqa laga dukaameysto ka dhacay. Weerarkaa ayaa waxaa geystay nin Soomaali Mareykan ahaa kaasoo nin boolis ah uu toogasho ku dilay 17kii bishii lasoo dhaafay. Haatan ayaa waxaa sidoo kale arinkaa baaritaan lagu sameeyay inay ka hadlaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30596,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30595\/revisions\/30596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}