{"id":30592,"date":"2016-10-06T19:09:34","date_gmt":"2016-10-06T16:09:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30592"},"modified":"2016-10-06T19:22:57","modified_gmt":"2016-10-06T16:22:57","slug":"mandheera-oo-xaley-lagu-diley-lix-qofwaa-maxey-sababta-weerarkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/mandheera-oo-xaley-lagu-diley-lix-qofwaa-maxey-sababta-weerarkaasi\/","title":{"rendered":"Mandheera oo xaley lagu diley lix qof\/waa maxey sababta weerarkaasi?."},"content":{"rendered":"<p>-Lix qof ayaa lagu dilay xalay xaafada Buulo Public ee magaalada Mandheera, Waqooyi-bari Kenya.<\/p>\n<p>Dadkaa ayaa waxaa dilay dabley loo maleeyay inay ka tirsan tahay xarakada Al-Shabaab. 27 qof oo kale ayaa lasoo badbaadshay.<\/p>\n<p>Sidaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay gobernatooraha Mandheera Cali Roba. Weerarka ayaa dhacay abbaare\u00a0 2:45 xalay.<\/p>\n<p>&#8220;Lix qof oo ka tirsanaa 33\u00a0qof oo\u00a0aan maxaliyiin ahayn\u00a0ayaa la dilay 27\u00a0ayaana lasoo\u00a0badbaadiyay oo saraakiisha ammaanku soo badbaadiyeen,&#8221; Mr Roba ayaa sidaa sheegay.<\/p>\n<p>Qarax ayaa dhacay mar boolisku isku dayayeen inay galaan\u00a0guri lagu dilay dadkaa si ay usoo saaraan meydadka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saqafka guriga ayuu burburiyay qaraxu laakiin dad kuma dhaawacmin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kenya ayaa waxaa weeraro ku heysay xarakada Al-Shabaab laga soo bilaabo 2011 markii ciidamda Kenya ay galeen Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Lix qof ayaa lagu dilay xalay xaafada Buulo Public ee magaalada Mandheera, Waqooyi-bari Kenya. Dadkaa ayaa waxaa dilay dabley loo maleeyay inay ka tirsan tahay xarakada Al-Shabaab. 27 qof oo kale ayaa lasoo badbaadshay. Sidaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay gobernatooraha Mandheera Cali Roba. Weerarka ayaa dhacay abbaare\u00a0 2:45 xalay. &#8220;Lix qof oo ka tirsanaa 33\u00a0qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30594,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30593,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30592\/revisions\/30593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}