{"id":30579,"date":"2016-10-05T17:19:40","date_gmt":"2016-10-05T14:19:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30579"},"modified":"2016-10-05T17:20:55","modified_gmt":"2016-10-05T14:20:55","slug":"mweynaha-puntland-cweli-gaas-oo-caddeeyey-abaarta-ka-jirta-maamulkiisa-ayna-u-baahantahey-talo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/mweynaha-puntland-cweli-gaas-oo-caddeeyey-abaarta-ka-jirta-maamulkiisa-ayna-u-baahantahey-talo\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Puntland C\/weli Gaas oo caddeeyey Abaarta ka jirta maamulkiisa ayna u baahantahey Talo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta shir jaraa&#8217;id oo ku qabtay Garoowe waxaa uu kaga warbixiyay abaaraha ka jira Puntland iyo saameynta ay dadka ku yeelatay.<\/p>\n<p>C\/weli Gaas ayaa sheeegay inay jirto khartar weyn oo dhinaca abaarta ah, taasoo haatan ka jirta deegaanno badan oo ka tirsan Puntland, isagoo intaas raaciyay in Saadaasha ay Dadka wax odorosa bixinayaan aysan wanaagsanayn sannadkaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Gaas ayaa shirkiisan jaraa\u2019id ku tilmaamay in qorsha looga bixi karo uu yahay in la helo talo looga samata-bixi karo abaaraha sanadkaan ka jira Puntland, maadama roobkii gu&#8217;ga uusan ahayn mid isgaarsiina meelaha qaarna uusan ka da\u2019in, taasoo u baahan laga tabaabashaysto.<\/p>\n<p>Madaxweyne ayaa shirka jaraa\u2019id ee uu kaga hadlay abaaraha saamaynta ku yeeshay dadka iyo duunyada, waxaa goob-jooga ahaa xubno hay&#8217;adaha caalimiga ah ka socda, kuwaasoo madaxweynuhu u sheegay in loogu yeeray sidii ay qayb uga noqon lahaayen qorshaha la doonayo in abaaraha ka jirta Puntland looga baxi lahaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Warbixintaan kasoo baxday madaxweynaha Puntland, ayaa imaanaysa xilli meelo badan oo ka mid deegaannada Soomaalida ay ka jiraan khartar ku saabsan abaaraha iyo saamayntooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Qaylo-dhaanta Abaaraha ee uu Madaxweynaha Puntland ka hadlay ayaa ku soo beegmaysa xilli Axadii lasoo dhaafay ay meelo badan oo ka tirsan Puntland ay ka dhaceen banaanbaxyo roob-doon ah oo ALLE looga barayay in ummaddiisa uu ugu deeqo raxmaddiisa.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta shir jaraa&#8217;id oo ku qabtay Garoowe waxaa uu kaga warbixiyay abaaraha ka jira Puntland iyo saameynta ay dadka ku yeelatay. C\/weli Gaas ayaa sheeegay inay jirto khartar weyn oo dhinaca abaarta ah, taasoo haatan ka jirta deegaanno badan oo ka tirsan Puntland, isagoo intaas raaciyay in Saadaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30580,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30579\/revisions\/30580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}