{"id":30564,"date":"2016-10-04T17:52:43","date_gmt":"2016-10-04T14:52:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30564"},"modified":"2016-10-04T17:59:47","modified_gmt":"2016-10-04T14:59:47","slug":"maamulka-jland-oo-ku-taliyey-in-aan-qaxootiga-dhadhaab-lasoo-celin-ilaa-la-dhameys-tiro-adeegyada-ay-u-baahanyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/maamulka-jland-oo-ku-taliyey-in-aan-qaxootiga-dhadhaab-lasoo-celin-ilaa-la-dhameys-tiro-adeegyada-ay-u-baahanyihiin\/","title":{"rendered":"Maamulka J\/LAND oo ku taliyey in aan qaxootiga dhadhaab lasoo celin ilaa la dhameys tiro adeegyada ay u baahanyihiin."},"content":{"rendered":"<p>Maamul-goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inay ku talinayaan inaan dib loogu soo celin Qoxootiga Dhadhaab ku nool deegaanadooda, inta laga helayo adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin sida; caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha.<\/p>\n<p>Guddi heer wasiir ah oo dhawana uu magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Madoobe], ayaa booqday xeryaha Dhadhaab si ay u soo arkaan xaaladda ay ku nool yihiin Qoxootiga ku jira xeryahaas iyo inay doonayaan inay dalka dib loogu celiyo in kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Jubbaland, Aadan Ibraahim Aw-xirsi oo ah guddoomiyaha guddigan ayaa sheegay inay tageen Dhadhaab oo ay soo qiimeeyeen xaaladda Qoxootiga ku nool, ayna ku talo-bixiyeen in dib loo dhigo dib u soo celintooda.<\/p>\n<p>\u201cInnagu waxaan ku talinay in Qoxootiga lagu soo celinayo deegaannadeenna inta laga helayo adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin qoxootiga dib loo soo celinayo,\u201d ayuu yiri Aw-xirsi oo u warramayay BBC-da.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa xusay in Qoxooti fara baadn deegaanndooda lagu soo celiyay, iyadoo aan loo diyaarin waxyaabihii aasaasiga ahaa ee dadkaas ay baahida gaarka ah u qabeen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Maamulka Jubbaland ayaa horay u diiday in Qoxootiga Dalka Somalia u dhashay ee laga soo celinayo deegaannada maamulka Jubbaland, kaddib markii ay ku eedeeyeen Hay\u2019adda UNHCR inay uga baxday heshiiskii ay horay ula galeen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul-goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inay ku talinayaan inaan dib loogu soo celin Qoxootiga Dhadhaab ku nool deegaanadooda, inta laga helayo adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin sida; caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha. Guddi heer wasiir ah oo dhawana uu magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Madoobe], ayaa booqday xeryaha Dhadhaab si ay u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30565,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30564\/revisions\/30565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}