{"id":30561,"date":"2016-10-04T17:34:53","date_gmt":"2016-10-04T14:34:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30561"},"modified":"2016-10-04T17:38:00","modified_gmt":"2016-10-04T14:38:00","slug":"lacagaha-laga-qaadayo-musharaxiinta-oo-gudiga-doorashada-dadbani-sheegeen-in-loo-isticmaalayo-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/lacagaha-laga-qaadayo-musharaxiinta-oo-gudiga-doorashada-dadbani-sheegeen-in-loo-isticmaalayo-doorashada\/","title":{"rendered":"Lacagaha laga qaadayo Musharaxiinta oo gudiga doorashada dadbani sheegeen in loo isticmaalayo doorashada."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga hirgelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa sheegay in lacagaha laga qaadayo Murashaxiinta u tartamaya Xilalka Aqalka Sare iyo hoose ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya loo isticmaali doono Doorashooyinka.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka oo u warramayay BBC-da ayaa xusay in dhaqaalaha musharaxiintu ay bixinayaan waxaan u isticmaali doonnaan in aan ku bixinno adeegyada ergooyinka iyo odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>\u201cMadashii Wada-tashiga Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, ayaa waxaa lagu go\u2019aamiyay in xildhibaannada raba inay u tartamaan kuraasta baarlamaanka cusub ee Somalia laga qaado lacag lagu diiwaan-geliyo, lacagtaa waxaan u isticmaali doonnaa doorashooyinka,\u201d ayuu yiri Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Ddban Maxamed Kaynaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Afhayeenka ayaa intaa ku daray in xildhibaanka doonaya inuu u tartamo aqalka hoose ee Baarlamaanka oo raga ah uu bixiyo 5,000 oo Dollar, halka hablaha ay bixinayaan 2,500 oo Doollar.<\/p>\n<p>Xildhibaanka Ragga ah ee doonaya inuu u Tartamo Aqlka Sare wuxuu isaguna bixinayaan 10,000 oo Doollar, halka Haweenkuna ka bixinayaan 5,000 oo Doollar oo ah kala bar tan uu bixiyay xildhibaanka ragga ah.<\/p>\n<p>\u201cKharashaadkan waxaan ku bixin doonnaa adeegyada ergooyinka iyo weliba odayaasha dhaqanka ee ka imaanaya deegaannada fog-fog, sida meelaha ay dagayaan, cunnooyinkood iyo adeegyada kale ee ay u baahan yihiin,\u201d ayuu afhayeenku hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa dhawaan dib u dhigeen doorashooyinka xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Cusub ee \u00a0Soomaaliya iyo midda Madaxweynaha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga hirgelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa sheegay in lacagaha laga qaadayo Murashaxiinta u tartamaya Xilalka Aqalka Sare iyo hoose ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya loo isticmaali doono Doorashooyinka. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka oo u warramayay BBC-da ayaa xusay in dhaqaalaha musharaxiintu ay bixinayaan waxaan u isticmaali doonnaan in aan ku bixinno adeegyada ergooyinka iyo odayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30562,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30561\/revisions\/30562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}