{"id":30558,"date":"2016-10-04T17:25:10","date_gmt":"2016-10-04T14:25:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30558"},"modified":"2016-10-04T17:26:45","modified_gmt":"2016-10-04T14:26:45","slug":"qaxootiga-dhadhaab-oo-afar-meelood-meel-u-diyaarsanyihiin-in-ay-soomaaliya-ku-laabtaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/qaxootiga-dhadhaab-oo-afar-meelood-meel-u-diyaarsanyihiin-in-ay-soomaaliya-ku-laabtaan\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Dhadhaab oo afar meelood meel u diyaarsanyihiin in ay soomaaliya ku laabtaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">QM ayaa sheegtay in ku dhawaad 70,000 oo ka tirsan qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab ay muujiyeen rabitaankooda inay doonayaan in Soomaaliya loo celiyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">QM ayaa xogtaa soo saartay shalay Isniintii. 70 kun ayaa ah meel afar meelood markii loo dhigo qaxootiga Soomaalida ah ee ku xareysan xeryaha Dhadhaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haataan ayaa waxaa soo baxaya warbixino kale oo QM soo saartay oo sheegaya in qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab ay is dhimeen ayna un yihiin 284,000 halka markii hore ay ka ahaayeen 600,000.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">In 284,000 ay soo hareen ayaa waxaa lagu ogaaday xaqiijin dhawaan UNHCR ay samaysay. Waxaa xaqiijintaa la sameeyay bilihii Luuliyo iyo Agoosto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cTani macnaheedu maahan in 75 boqolkiiba in ah oo soo hadhay aysan doonayn inay Soomaaliya u laabtaan,\u201d Mr Duke Mwancha oo UNHCR ka tirsan ayaa sidaa yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay in 214,000 aanan wali la weydiin bal iyana inay doonayaan inay laabtaan iyo in kale.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sheegay si kastaba ha ahaatee in wixii doonaya inay laabtaan ay tahay inay soo maraan miisaska dadka laabanaya lagu caawiyo (Help Desks).<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ka hor intii aan xaqiijintaan la samayn bilihii Luuliyo iyo Agoosto QM ayaa qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab sheegtay in tiradoodu dhammayd\u00a0 341,574.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>QM ayaa sheegtay in ku dhawaad 70,000 oo ka tirsan qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab ay muujiyeen rabitaankooda inay doonayaan in Soomaaliya loo celiyo. QM ayaa xogtaa soo saartay shalay Isniintii. 70 kun ayaa ah meel afar meelood markii loo dhigo qaxootiga Soomaalida ah ee ku xareysan xeryaha Dhadhaab. Haataan ayaa waxaa soo baxaya warbixino [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30559,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30558\/revisions\/30559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}