{"id":30555,"date":"2016-10-04T16:52:21","date_gmt":"2016-10-04T13:52:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30555"},"modified":"2016-10-04T17:01:21","modified_gmt":"2016-10-04T14:01:21","slug":"doorashooyinka-soomaaliya-oo-laga-yaabo-in-ay-dib-u-dhacyo-kale-soo-wajahaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/doorashooyinka-soomaaliya-oo-laga-yaabo-in-ay-dib-u-dhacyo-kale-soo-wajahaan\/","title":{"rendered":"Doorashooyinka soomaaliya oo laga yaabo in ay dib u dhacyo kale soo wajahaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Khubaro Soomaali ah ayaa sheegay in laga yaabo in wali dib u dhacyo kale ay soo wajahaan doorashooyinka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Waxay khubaradaasi sheegeen in dib u dhacyadaasi aysan ahayn kuwo laga baaqsan karo hadii Golaha Hoggaanka Qaran uusan arinkaa wax ka qaban. Golahaa ayaa ka kooban 7 xubnoon.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa isna shalay Isniintii sheegay in dib u dhacyo badan oo kale ay dhici karaan hadii aan heshiis siyaasadeed laga gaarin maamul u samaynta Hiiraan iyo Sh\/Dhexe.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Hiiraan iyo Sh\/Dhexe ayaa ah gobolada maamul u samayntoodu ka dhimman tahay federaalka. Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in loo baahan yahay in maamul loo yagleelo ka hor inta doorashadu aysan dhicin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Madaxweynaha iyo raisul wazaaraha ayaa labaduba ka tirsan Golaha Hoggaanka Qaran.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Madaxweynaha iyo raisul wazaaraha ayaa labaduba\u00a0 waxay yihiin murashaxiin u sharraxan jagada madaxweynenimo!<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Intaa ayaa hase ahaatee caqabaduhu aysan ku koobneyn oo caqabado ka badan ku kala duwanaan siyaasadeed ayaa haatan jira.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: Calibri; font-size: large;\">Diyaar garow xumo iyo is aaminaad la&#8217;aan ayaa kujira caqabadaha hor taagan doorashooyinka.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khubaro Soomaali ah ayaa sheegay in laga yaabo in wali dib u dhacyo kale ay soo wajahaan doorashooyinka Soomaaliya. Waxay khubaradaasi sheegeen in dib u dhacyadaasi aysan ahayn kuwo laga baaqsan karo hadii Golaha Hoggaanka Qaran uusan arinkaa wax ka qaban. Golahaa ayaa ka kooban 7 xubnoon. Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa isna shalay Isniintii sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30556,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30555\/revisions\/30556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}