{"id":30543,"date":"2016-10-02T21:50:53","date_gmt":"2016-10-02T18:50:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30543"},"modified":"2016-10-02T21:53:10","modified_gmt":"2016-10-02T18:53:10","slug":"dhaliyaro-habeenkii-dadka-baarta-gtogdheer-oo-gudoomiyaha-gobolku-sheegey-in-ay-talaabo-ka-qaadi-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/dhaliyaro-habeenkii-dadka-baarta-gtogdheer-oo-gudoomiyaha-gobolku-sheegey-in-ay-talaabo-ka-qaadi-doonaan\/","title":{"rendered":"DHaliyaro habeenkii dadka baarta G\/togdheer oo gudoomiyaha gobolku sheegey in ay talaabo  ka qaadi doonaan."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa la sheegay inay baryahan dambe kusoo badanayaan dhallinyaro habeenkii jidadka dadka ku baadha isla markaanka shacabku ka cawdaan.<\/p>\n<p>Barasaabka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadi doonno kooxo dhalinyaro hubaysan oo khal-khal ku riday amaanka magaaladda Burco, kuwaas oo dhibaatooyin ku haya shacabka reer Burco ee jidadka maraya.<\/p>\n<p>Badhasaabka, ayaa sheegay in haddii ay waalidku wax ka qaban waayaan dhalinyartaas in loo gudbin doonno guddida nabadgalyadda iyo hay\u2019adaha amaanka oo uu xusay inay talaabo adag ka qaadan doonaan.<\/p>\n<p>Kooxahan dhalinyarada shuftadda ah\u00a0 oo\u00a0 mudooyinkan\u00a0 danbe ku soo kordhay magaaladda Burco ayaa la sheegay inay xaafadaha Magaaladaas ka gaystaan falal budhcadnimo ah, iyadoo baadhasho iyo dhibaatooyin kaleba u gaystaan dadweynaha.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa kulan la yeeshay hay\u2019adaha ammaanka, isla markaana sheegay in gudidda nabadgalyaddu xukumi doonto dhalinyaradda rabshaddo ka gaysta magaaladda.<\/p>\n<p>Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay badhasaabka gobolka, taliyaha qaybta booliska ee gobolka Togdher,\u00a0\u00a0 guddoomiyaha\u00a0 maxkamadda racfaanka ee gobolka Togdheer,\u00a0 taliyeyaasha saldhigyadda booliska ee magaaladda Burco.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa laga rabaa waalidiinta in ay ogaadaan meesha ay ka soo toosaan ubadkoodu,\u00a0 waxaananu uga digaynaa waalidka iyo caruurtoodaasi, tallaabo ayay dawladu ka qaadi doontaa,\u00a0 gobol ahaan, ka gudi nabad-geliyo ahaan, iyo ka maamul ahaan\u201dayuu yidhi gudoomiye Qabo.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Qabo, waxa uu sheegay inay qaadayaan tallaabooyin lagu xakamaynayo dhalinyaraddan shuftadda ah. \u201cWaxaanu qaadi doonaa tallaabo, tallaabadaasina\u00a0 ka farxin mayso in badan oo waalidiin ah. Waxaanu halkan u marinaynaa waalidka ilmahiisa hayn waaya,\u00a0 waa loo haynayaa, oo dawladda ayaa u haynaysa. Haddii\u00a0 aad waalidoow haysan waydeen ilmihiinii, annaga ayaa idiin haynayna. Waxaanu idiinku haynaynaa in aanu tarbiyadiisii hore dib ugu soo celino, in aanu naas-nuujintiisii dib ugu soo celino. Waxaanu u haynaynaa in aanu dhibin dadka dariiqyadda maraya, oo aanu noqon qaadicul-dariiq\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, mar uu faahfaahino dheeraad ah ka bixinayay kooxahan dhalinyaradda ah iyo falalka ay gaystaan, wuxuu yii. \u201cWaxaa beryahan magaalada Burco ka dhaca, oo aan hore uga dhici jirin,\u00a0 in dhalinyaro aad u yar yar oo\u00a0 20 jirro ah, oo waxbarta oo arday ah,\u00a0 inta ay Goyaal dhigtaan dariiqyada magaaladda, in qof kastoo soo mara dariiqaasi ay ku yidhaahdaan\u00a0 2000 Shilling ku rid, oo ay dadka baad ka ururiyaan.Mid wadaad ah,\u00a0 mid waayeel ah, hooyooyinka iyo hablaheenii, inay yiraahdaan 2000 shilling ku rid hadddii kale halkaas dhaafi maysid, iyadoo ay dhacdo in qof saacadda uu xiran yahay laga furto ama wixii la doonno lagu sameeyo\u201d.<\/p>\n<p>Dhallinyaradan habeenkii dadka baadhaysa oo sidoo kale ku soo badanaya caasimadda Hargeysa ayaa haddii wax laga qaban doono halis amni daro ku abuuri karta, waxaanay keenta in dadweynuhu habeenkiii ka baqdaan dhalinyaradaasi.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa la sheegay inay baryahan dambe kusoo badanayaan dhallinyaro habeenkii jidadka dadka ku baadha isla markaanka shacabku ka cawdaan. Barasaabka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadi doonno kooxo dhalinyaro hubaysan oo khal-khal ku riday amaanka magaaladda Burco, kuwaas oo dhibaatooyin ku haya shacabka reer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30544,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30543\/revisions\/30544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}