{"id":30540,"date":"2016-10-02T21:26:51","date_gmt":"2016-10-02T18:26:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30540"},"modified":"2016-10-02T21:28:56","modified_gmt":"2016-10-02T18:28:56","slug":"taliye-ku-xigeenka-ciidamada-amisom-oo-booqdey-qeybo-ka-tirsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/taliye-ku-xigeenka-ciidamada-amisom-oo-booqdey-qeybo-ka-tirsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Taliye ku xigeenka ciidamada Amisom oo booqdey qeybo ka tirsan  Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ku-xigeenka taliyaha ciidamada AMISOM, Mohammedesha Zeyinu ayaa Soomaaliya qeybo ka tirsan booqday.<\/p>\n<p>Wuxuu xilkaa Mohammedesha Zeyinu hayay muddo ka badan hal sano iyo bar.\u00a0 Horay wuxuu u heyn jiray xilka hawlgalada iyo qorsheynta ee AMISOM.<\/p>\n<p>Xaflad muddo gaaban gudaheed lagu qabtay xarunta AMISOM ee Muqdisho ayaa waxaa kala soo qeyb galay Mohammedesha Zeyinu taliyaha AMISOM Cusmaan Subagle iyo Jeneraal Nakibus Lakara oo AMISOM u qaabilsan Taageerada iyo Tasiilaadka iyo waliba saraakiil kale oo sarsare oo ka tirsan AMISOM.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku faraxsanahay inaan hawlgalkaan ka qeyb qaatay. Waa hawl gal Afrikaan waxaana ka helay khibrad badan la shaqeynta walaalahayga Afrikaanka ah&#8217;. Sidaa ayuu yiri Mohammedesha Zeyinu.<\/p>\n<p>&#8216;Waxaanu kala baranay khibrado\u00a0 waxaana og nahay awoodeena ka Afrikaan ahaan waxa loo baahan yahayna waa in aan samayno oo maareyno hawl galo noocaa oo kale ah&#8217;. Mohammedesha Zeyinu intaana waa uu raaciyay.<\/p>\n<p>Sidoo kale taliyaha AMISOM Cusmaan Subagle ayaa ku ammaanay Mohammedesha Zeyinu gacantii uu ka geystay soo celinta ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-xigeenka taliyaha ciidamada AMISOM, Mohammedesha Zeyinu ayaa Soomaaliya qeybo ka tirsan booqday. Wuxuu xilkaa Mohammedesha Zeyinu hayay muddo ka badan hal sano iyo bar.\u00a0 Horay wuxuu u heyn jiray xilka hawlgalada iyo qorsheynta ee AMISOM. Xaflad muddo gaaban gudaheed lagu qabtay xarunta AMISOM ee Muqdisho ayaa waxaa kala soo qeyb galay Mohammedesha Zeyinu taliyaha AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30541,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30540\/revisions\/30541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}