{"id":30529,"date":"2016-10-02T19:08:00","date_gmt":"2016-10-02T16:08:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30529"},"modified":"2016-10-02T23:07:41","modified_gmt":"2016-10-02T20:07:41","slug":"soomaalida-minnesota-oo-u-dabaal-degtey-sanad-guuradii-3aad-ee-madxafka-dhaqanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/soomaalida-minnesota-oo-u-dabaal-degtey-sanad-guuradii-3aad-ee-madxafka-dhaqanka\/","title":{"rendered":"Soomaalida Minnesota oo u dabaal degtey sanad guuradii 3&#8217;aad ee madxafka dhaqanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay xalay loo dabbaal dagay sannad guuradii 3aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay matxafka dhaqanka Soomaalida ee Minnesota.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Munaasabad gaar ah oo loogu talagalay xuskan ayaa waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyo iyo bandhigyo la xidhiidha dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida. Waxaa kasoo qeyb galay fannaaniin caan ah oo Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa fannaaniintaa ku jiray Axmed Cali Cigaal iyo Hibo Nuura iyo kuwo kale oo badan oo xiddigo ah.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha matxafka ahna qofkii aasaaskiisa lahaa Cismaan Maxamed Cali Gurey ayaa saxaafada uga waramay sidii xafladaa loo soo agaasimay, ciyaarihii iyo sugaantii lagu soo bandhigay iyo mustaqbalka hanka maamulka matxafku damacsan yahay inuu gaarsiiyo matxafka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sanad walba, sanad guurada ayaa loo dabbaal dagaa hadba intii kasoo wareegta laga soo bilaabo markii la aasaasay matxafkaa.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxay xalay loo dabbaal dagay sannad guuradii 3aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay matxafka dhaqanka Soomaalida ee Minnesota. Munaasabad gaar ah oo loogu talagalay xuskan ayaa waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyo iyo bandhigyo la xidhiidha dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida. Waxaa kasoo qeyb galay fannaaniin caan ah oo Soomaaliyeed. Waxaa fannaaniintaa ku jiray Axmed Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30530,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30529\/revisions\/30530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}