{"id":30525,"date":"2016-10-01T23:43:21","date_gmt":"2016-10-01T20:43:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30525"},"modified":"2016-10-01T23:46:59","modified_gmt":"2016-10-01T20:46:59","slug":"puntland-oo-wasiirudawlihii-mtooyada-iyo-xiriirka-caalamiga-ah-oo-is-casiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/puntland-oo-wasiirudawlihii-mtooyada-iyo-xiriirka-caalamiga-ah-oo-is-casiley\/","title":{"rendered":"Puntland oo wasiirudawlihii m\/tooyada iyo xiriirka caalamiga ah oo is casiley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Wasiiru dowladaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas ayaa maanta \u00a0shaaciyay in uu is-casilay ka dib khilaaf ka dhashay deeqo uu soo dhiibay oo la musuq-maasuqay.<\/p>\n<p>Maxamed Cabaas oo la soo xiriiray warbaahinta ayaa sheegay in uu waraaqdiisa is-casilaad-da u soo gudbiyay madaxweynaha Puntland , mana uusan faah-faahin khilaafkan oo la sheegay in uu muddo soo jiitamayay.<\/p>\n<p>Warar ay HOL heshay ayaa sheegaya in wasiirka uu ka carooday in deeqo uu soo dhiibay aan la gaarsiin goobihii loogu tala-galay ,waxaana deeqdan oo u badnaa qalabyo caafimaad la sheegay in la gatay.<\/p>\n<p>Dr. Cabaas ayaa noqonaya wasiirkii labaad oo muddo laba asbuuc ka yar ka taga shaqada ,waxaana ka horeeyay wasiirkii hore ee warfaafinta Maxamuud Soocad-de ,kaasi oo isna istiqaalad-diisa u gudbiyay madaxweynaha Puntland tobaad ka hor.<\/p>\n<p>Ugu danbayn,ma jiro wax war ah oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland oo la xiriira is-casilaad-da mas\u2019uulkan oo kamid ahaa rag-ga ay sida aadka ah isugu dhowaayeen Madaxweyne C\/wali Gaas.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowladaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas ayaa maanta \u00a0shaaciyay in uu is-casilay ka dib khilaaf ka dhashay deeqo uu soo dhiibay oo la musuq-maasuqay. Maxamed Cabaas oo la soo xiriiray warbaahinta ayaa sheegay in uu waraaqdiisa is-casilaad-da u soo gudbiyay madaxweynaha Puntland , mana uusan faah-faahin khilaafkan oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30526,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30525\/revisions\/30526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}