{"id":30522,"date":"2016-10-01T23:05:23","date_gmt":"2016-10-01T20:05:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=30522"},"modified":"2016-10-01T23:15:35","modified_gmt":"2016-10-01T20:15:35","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-dalka-koonfurta-sudan-oo-waraaqihiisii-aqoonsiga-laga-gudoomey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/10\/safiirka-soomaaliya-ee-dalka-koonfurta-sudan-oo-waraaqihiisii-aqoonsiga-laga-gudoomey\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Sudan oo waraaqihiisii  aqoonsiga laga gudoomey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Koonfurta Sudan Salva Kiir Mayardid, ayaa waraaqihii aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjiraha Cusub ee Dowladda Federaalka Somalia ay u magacowday Dalka dalkaas, Xuseen Xaaji Axmed Maxamuud.<\/p>\n<p>Danjiraha Soomaaliya ee Koonfurta Sudan, ayaa waxaa Munaasabaddii looga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Juba, ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Wasiirro ka tirsan Xukuumadda South Sudan iyo dublamaasiyiin ka tirsan Safaaradda Somalia ee Juba.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xuseen Xaaji Axmed Maxamuud ayaa Madaxweyne Salva Kiir Gaarsiyay farriin uu uga siday madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, waxaana hadallo halkaas laga jeediyay looa hadlay xiriirka labada waddan.<\/p>\n<p>Waddanka Koonfurta Suudaan ayaa waxaa ku sugan Somali badan oo halkaa u joogo Hawlo Ganacsi, kuwaasoo dhibaatooyin ay kasoo gaareen colaado is-daba-joog ah oo waddankaas ka dhacayay tan iyo dhammaadkii Sannadkii 2013-kii.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Dalka Koonfurta Suudaan oo ay colaado sokeeye ka jiraan ayaa waxaa horay danjire uga ahaa Somalia, C\/raxaman Nuur Maxamed Diinaar iyadoo Danjiraha cusub ay Dowladda Somalia dhawaan u<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/becco-13\/\" rel=\"attachment wp-att-30473\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30473\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/salaam-bank-20\/\" rel=\"attachment wp-att-30474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-30474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/09\/abaar-iyo-biyo-laaan-baahsan-oo-laga-dareemayo-deegaano-ka-tirsan-gtogdheer\/tabaarak-12\/\" rel=\"attachment wp-att-30475\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-30475\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Koonfurta Sudan Salva Kiir Mayardid, ayaa waraaqihii aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjiraha Cusub ee Dowladda Federaalka Somalia ay u magacowday Dalka dalkaas, Xuseen Xaaji Axmed Maxamuud. Danjiraha Soomaaliya ee Koonfurta Sudan, ayaa waxaa Munaasabaddii looga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Juba, ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Wasiirro ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":30524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-30522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=30522"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30523,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/30522\/revisions\/30523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=30522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=30522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=30522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}